View in Telegram
QALBI DHAYE
Ogaysiis! Koorsooyinka Af-Amharic Online ah Waxaan ku faraxsanahay inaan ku ogeysiiyo bilowga koorsooyin cusub oo online ah oo ku saabsan barashada luuqadda Amharic-ga. Haddii aad rabto inaad barato Af-Amharic-ga si fudud oo degdeg ah, fursaddan ha seegin. Faahfaahinta Koorsooyinka: Tirada Koorsooyinku: 5 koorso oo heerar kala duwan ah Habka Barashada: Online ( wattsapp call group) Waxa Lagu Baranayaa ilaa 5 koorso: 1: Aasaaska luuqadda Amharic-ga sida (Akhrin, Qorid, iyo ku Hadal) 2: Erayo iyo weedho muhiim ah oo maalin walba loo isticmaalo si luuqada barashadeeda ama ku hadalkeeda loo kobciyo. 3: Sheekooyin qofka ka caawinaaya inuu luuqada ku hadalkeeda kobciyo. 4: isku xidhka Julmadaha iyo ereyadaba iyo welipa qaabka uu qofku u Akhrin/qori karo. 5: dhaqanka ama waxyaabaha u gaarka Ah dadka luuqadan iska leh ama u dhashay Waqtiga ama Jadwalka uu Ardaygu casharada qaadanayaa waa: Habeen walba 8:00 pm Qiimuhu waa: 4$ ama 400 birr Is-diiwaangelin Fadlan nala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso ama wixii faahfaahin dheeraad ah igala soo xidhiidh: WhatsApp Num: [+251948675887] Waxaan ku dhiirigelinaynaa qof kasta oo xiiseynaya luuqaddan Amharic-ga in uu ka faa’iidaysto fursaddan gaarka ah. Naga Baro, si kalsooni lehna ugu hadal Mahadsanid
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start