View in Telegram
قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ : { ينزل رَبُّنَا تَبَارَكَ وَتَعَالَى كُلَّ لَيْلَةٍ إِلَى السَّمَاءِ الدُّنْيَا حِينَ يَبْقَى ثُلُثُ اللَّيْلِ الآخِرُ يَقُولُ : مَنْ يَدْعُونِي فَأَسْتَجِيبَ لَهُ مَنْ يَسْأَلُنِي فَأُعْطِيَهُ مَنْ يَسْتَغْفِرُنِي فَأَغْفِرَ لَهُ }. رواه البخاري و مسلم📚 Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi : { Wuxuu soo daga habeen walba Rabigeen Tabaaraka watacaala samada aduunka, markuu habeenka  Thuluth ka harsanyahay. ( Sedex meelood  meel ) Wuxuu dhihi Alle subaxnawatcla :  Ma jiraa qof i barya oon aqbalaa, qof i waydiista oon siiyo, qof iga danbi dhaaf dalba oon u danbi dhaafo. } W/W: Bukhaari iyo Muslim . 🔝 Muhiim:  Soo dagitaanka ilaahay sw sida uu yahay magaranyno kaliya waa inaan  rumaynaa قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ "إِنَّ الرَّجُلَ لَتُرْفَعُ دَرَجَتُهُ فِي الْجَنَّةِ فَيَقُولُ: أَنَّى هَذَا؟ فَيُقَالُ: بِاسْتِغْفَارِ وَلَدِكَ لَكَ." حَدِيثٌ حَسَنٌ رَوَاهُ ابنُ مَاجَة Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri: { " Qof ayaa darajadiisa janada kor loo qaadi" kadib wuxuu dhihi xagay iiga timid darajadan maba shaqaysane !? Waxaa lagu dhihi " waa danbi dhaaf dalabkii ilmahaaagu kuu danbi dhaaf dalbayay"} Xadiis xasan W/W: Ibnu maajah @muhiim_garaad
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily