Qaybta (8) Cabaas iyo Raaxo
is jiid jiid dheer ka dib cabaas ayaa ku soo noqday magalada muqdisho asiga oo wali jahwareerkii jaceylka uu murug ku hayo
raaxo ayaa markii aay maqashay in uu cabas imaaday aad ugu faraxday oo durbaba soo wacday ,
cabaas iyo gacalisadiisa oo lawadaba difaac ku wada jiraan ayaa shekadaan gaaban dhax martay
Raaxo oo ku faraxsan aay dib u maqasho gacaliyaheeda codkiisa ayaa dhahday
Raaxo: macaanka aad baan u faraxsanahay in aad codkaada dib u maqlo
Cabaas: dabcan anigane sido kale ee ma guursatahay hee mudo ayaan kala maqneyn e
Raaxo: hadii aan guursanayo xitaa waxaa lama huraan ah in aad xafladeeyda ka soo qeyb gasho
Cabaas: woooow , saas ayaa lagaa rabaa, macaanto aad baan u daalanahay oo wali xalay o dhan ma hurdin oo safar baan ku soo jirnay marka waan sii seexanayaa ee macsalaamo
raaxo oo aan ku qancin macsalaameyska cabaas ayaa ku dhahday
Raaxo: macaanka macsalaameys aan jecleysan ayaad i macsalaameysay ee hurdo wacan by by
cabaas oo madaxa ciida ka ceshanaya mise is adkeeynayo ayaa ku dhahay
Cabaas: oke mahadsanid by
dhan kale Najmo aad beey ugu faraxsaneyd in aay cabaas iyo raaxo aay intaas oo dhan i moogaadaan , najmo ayaa isku dayday in aay raaxo dhowr jeer wiilal kale ku qalqaaliso balse waa aay ka diiday
raaxo aad beey ula socotay in aay najmo cabaas jeceshahay balse wax xumaan ah ma matusin dhankeeda
Najmo ayaa ku faraxday in aay maqashay in uu cabas dalka dib ugu soo noqday, goaansatayne in aay cabaas caadi u so salaanto
najmo ayaa markii aay guriga cabaas imaaday loo sheegay in uu qolka fadhiga ku jiro walibane asiga kaligiis
Najmo:yarka sanadka , hadii dalka laga tagay xitaa dib maloo soo wacay dadka miyaa
Cabaas: dabcan adiga kaliga mahan oo dadka oo dhan ayaanba soo wicin somahan
Najmö: Dabcan nifsdeeyda ayaa ku tawday , oo in aan dib kuu arko aad baan ugu faraxsanahay
cabaas: hadal waaweeyn baad ku hadaleeysa oo aanan fahmin , mise aniga ayaa qalad wax u fahmay
Najmo: wax garad baa tahay oo waxa aan ka hadlayo waad dareemi kartaa cabaas , balse hada waan kaa si tagayaa oo markale ayaan fursad fiican ku wada sheekeeysaneeynaa
Cabaas; fursadaan fursad ka weyn in aay ku soo mari doonto ma ila ahan oo wixii aad qabto maanta waad sheegi kartaa , oo madaxa korkiisa baad i sarantahay
Najmo oo dib u fadhiisatay ayaa ku dhahday
cabaas nafsadeeyda ayaa ku jecel waliba si wanaag ah oo daacad ah kuu jecel , hadalka aan ku hadlanayo afka ka dhihin e qalbiga ayaa ka dhahay , please codsigeeyga aqbal
cabaas: waligeey kuma fikirin in aan xiriir kula sameeyo mana laga yaabo in aan fikiro , iga raali noqo , waad dareemi kartaa sababta aan ku diidayo
Najmo: waan dareemi karaa , balse mid ogoow hee , somali waxeey ku maahmaahdaa , wax aad taqaano guurso wax aad taqaano beey dhalaan
cabaas: hahahahahahah qalbiga ayaad waayeel ka noqotay , najmo waan ku jeclahay waxaana kuu jeclahay qaab walaaltinimo sorry
Najmo: hadii aad rabto waad ka soo fakiri kartaa, balse arintaan waa sir aan kugu qarsaday ee fadlan qofna ha iga sheegin hadane waan sii baxay
cabaas aya markii aay najmo baxday goaan ku gaaray in uu aado garoonka TEERI si uu banooni(kubad) ugu ciyaaro. nasiib wanaag inta uu wada ku sii socday asiga iyo ragii aan wada ciyaari rabeen ayaa waxaa ka hor imaaday raaxo
raaxo: macaanka shalay leed imaaday maantane banooni ayaa u socodaa see camal
Cabaas: macaanto malmahan oo dhan kubad ma ciyaarin marka maanta aan kaa so baashaalo ee halkeed u socotaa
Raaxo: waxaan rabay in aan ku soo booqdo balse marba hadii aan kubad u socoto horay ayaan kuu raacayaa si aan kuu soo daawado
raaxo iyo cabaas mudo bil ku dhaw ayeey wada sheekeeysanayeen ayaga oo aan wali is raali galin oo qofba qofka kale ayuu difaac kaga jiray
ugu danbeeyntii raaxo ayaa ku goaan ku gaartay in aay gacaliyaheda ka raali galiso niyad jabkee aay u geesatay
cabaas aad buu ugu farxay in aay dib u hishiiyaan balse najmo ayaa aad ugu xumaaday in aay cabaas iyo raaxo dib u hishiiyaan
Lasoco qaybta xigta