Sidoo kale, waa inay fahmi karaan, fekeri karaan, su'aal wayddiin karaan, la faqi karaan, waxna uga jawaabi karaan.
4- Waa inay jirto meel laga duulayaa; Waa inay dooddu leedahay meel u dhex ah lana xidhiidha arrinta, oo labaduba ka duulaanayaan.
5⁃ Gole; dadku waxa ay u baahanyihiin fagaare ay
ku doodaan oo ay ku dareen halabuurkooga laguna dhegaysto waxa ay ka hadlayaan