*Darerenka u xun* inaad u xiisto qof aadan awoodin inaad la hadasho cawimad la'aanta iyo jawiga murugada badan waxa u daran ayana ah inaadan usheegi karin qof kale kaliya waad iska dhoola cadeynee un
Dadka wanaagsan inta badan xiriirka jeceyl nasiib uma laha waayo waxay inta badan la kulman dhawacyo Aysan uqalmin waa kuwo si fudud dadka ku aamina ayago runeysan ama u maleya in dadka dhan sida ayaga camal u qalbi fican yihiin
Waxaad qaban waan ogee Qalbiga baan dhowrayaaye Qilaafka intuu imaan maqal Qalbiga bal ku doortay arag Qof baa kuu baahan garo Nolasha qasab ma aha ee Ax 😭 qalbigeyga dhowr 💔