View in Telegram
Khalid Rage
Sida aynu badankEen lasocono waxaa SanaD cusub ubilawmay Taariikhda Hirjiga ah Ee Tirsiga u aH bulshawaynTa islaamka 1446 waxananu ku jiraa bishiisii 1aad Ee محرم oo kamida 4 blood Ee xurmada leH Haddaba bishaa waxaa ku jirta MaalinTii ilaaHay uu Halaagay Gaalkii waynaa Ee fircawn Uuna Badbaadiyey Nabi muuse oo aHayd maalinta 10aaad Ee bisha muxarram qofkii sooMana wuxuu Helayaa Hal Sano oo Danbi dhaaF ah siduu Nabigu sheegay Sidoo kale Waa Soonka lasoomo Ee ugu Fadliga badan Ramadaan ka Dib ”Maalinta CASHUURA waxay ku beegan tahay maalinta Talaadada 16 July 2024 oo ah maalinta tobanaadi bisha MUXARRAM ee sannadka 1446 taariikh ahaan” Sidoo kale maalinta 9aad oo loo Yawaano TAASUUCA Oona bari ah in la raaciyo waa Ajar dheeraad ah KaFaa.iidaysi wanaagSan sii Faafi ◇الدال على الخير كفاعله◇
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start