Caawa waxaa billanaysa bisha barakeysan ee Carafo. Tobanka maalmood ee bishan ugu horreysa waxa ay leedahay barako iyo fadli gaar ah. Nabigeenna ﷺ waxa uu soomi jiray maalmaha hore ee bishaan Carrafo, waxa uuna noo sheegay in aysan jirin maalmo ka khayr badan, sidaas darteed aan uga faa'iideysanno Quraan-akhris, duco, wardi, sadaqo, iyo in aan soonno sagaalka maalmood ee bishan ugu horreysa, oo berri ka billaabanaysa haddu alle idmo.
Naftaydaay gacalo dhalasho wacan wax aad u dhawaatay dhimashada oo wax kuu kordhahay sannad , waxa uuna ka go,ay cimrigaga 20 sanno wax aan soo bartay waxyaabo badan oo aan soo koobi karin waxana gaadhay hadafyo aan in badan soo dajinayay alxamdulilaah allow waad iigu guulsaysay.
Ku soo dhawoow dunida 20 jirada khalid Rage ahmedow