๐๐๐ต๐ฐ๐ฎ๐ฏ ๐๐ถ๐ป๐ ๐ท๐๐ฏ๐ฎ๐๐ฟ oo ahaa nin baqiilnimo ku caanbaxay ayey gabar ku tiri faraantiga aad wadato isii waan kusoo xasuusanayaa.๐
Wuxuu ku yiri " igu soo xasuuso in aad i weydiisatay oo aan kuu diiday"! ๐คญ