View in Telegram
Faafinta kheyrka
Trump iyo Haris midkoodna dan inooma aha ! Jamhuuriyiintu waa midig xag jira oo in lagu dhex noolaado xataa ogolayn ! Dimuqaradiyintuna waa Munaafiqin xataa fidrada saliimka ah la dagaalama. ( Qawmu luud-nimo iyo dad isku jinsiya oo wax iska daya iyagaa caalamaka baray ) Waxayna ka siman yihiin labaduba oo ay wadaagaan Muslim nacayb iyo taageerista mashruuca Yuhuudda ee gabbalkiisu sii dhacayo, gumaadka Ree Falasdiin iyo qaadashada dhulka muslimiinta ee bariga dhexe... Gaal gaal inagama xigee baasaysiga aan joojino. Allaah ha u gargaaro walaalaheen Ree Qaza
Share
Love Center
Find friends or serious relationships easily
Start