LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹

Channel
Logo of the Telegram channel LAMAANE๐Ÿ“ฎ๐Ÿฆ‹
@Lamaane24hPromote
22.17K
subscribers
1.92K
photos
95
videos
317
links
๐ŸŒป..Soodhawow Walaal..๐ŸŒป Kanaalkan waxaad ka bogan doontaa.๐Ÿ“ฎ โค๏ธErayo Jaceyl. ๐Ÿ˜ขErayo Murugo. ๐Ÿ’”Erayo qalbi jab. โœŠErayo Dhiirigalin Nagu soobiir walal
Qofka Bini.adamka ah Waa in aysan ka Muuqanin Duruufuhu Waa Inuu Noqdaa qof Adag Oo Iska Difaaci karo Wayaha io waqtiga Adag Ee Aduunka La so Daris Noqdaโœโ˜บ๏ธ


@Jowharadi_qalbiga143
Qalbigu Tuhun,buu Qabaa
Wuxuu Tabay Muuna Helin
Tusmiyo Noloshii wacneed
Baryahan muu Taaban oo
Tiir,baa igu xiran jabeyn
Halkii Aan Tagi lahaa
Waliba Tamashleyn lahaa
Hadeer wan ka tooganahay
Tolow Sidee,baa utagaa๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญโ˜บ๏ธ


โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅโœ๐Ÿ˜ญ
Xasuuustaan Aan Ba,ayn
Bis,Tey Bay iga dhigtee
Sidee loo baaniyaa
Naftii Cashaqu Barkado
Bukaan Socod liita iyo
Waliba Bay,lah uu ka dhigay
Qofkii Beer Nugeylka baray
Qof kale. Uu Baahi tiray๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿซ€
Jaceylku waa shey qurux badan
Maaha shey xun ee dadka aan
Nolosha uhibeynay baa si qaldan
Noola dhaqmay.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ช


Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
- โ€ุงู† ู„ู… ุชูู‡ู… ุตู…ุชูŠุŒ ูู„ู† ุชูู‡ู… ูƒู„ู…ุงุชูŠ.

โ€If you donโ€™t understand my silence, you wonโ€™t understand my words.

- Haddaad aamusnaantayda fahmi weydo, ma fahmi doontid erayadayda.๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Qalbitabat14 ๐Ÿ‘ˆ waa iib
@Caashaq15

@Ibraahim25 ๐Ÿ‘ˆ kala xiriir
Sidii Roob soo Da,aayo
Cirkoo Sagalkii Ku Hooray
Intuu onkod Saama,Leyla
Cadceed Subaxasyta Deedna
Dhulkana Saxansaxo is gaartay
Sifada quruxdana Dhir Doog,leh
Ninkii Sahanka umaqnaana
Intuu Maqlo Saaxa roobka
Sacaadiyo Farax la Gooha
Ayaad Sifadoodi leeday
Samaan Badanow Hapiipi
suldaanka Naftow Adaa leh
Ruuxdaan Saadaalinayso
Inay Soor Kula Wadaagto
Sooryiyo Geel Aad Ka Dhiiptoโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ’


โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
Anigoo qalbiga aadanaha dhan udiiday ayaa adiga bis kusiiyaay si aan uga dhargo naxariista gudahaada ku jirtaโค๏ธ

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin๐Ÿ
https://t.center/Ur_amaley




Hi Halkan Ma igula Saaxiibi kartaaโค๏ธ๐Ÿ˜
Dugsaa Ii tahay Daryeele
Dooqayga Ayaa Ku Raacay
Adaa Sida Damal Har.weyn leh
Naftaydaba Doojinaayo
Dabiibka Adaa Uquuro
Marnana Dayacaad Aqoonin
Ruuxda Dajisaa Ku Doonto
Waxaa Tahay Daacad Miiran
Qiyaanada laga Daboolay๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿ’

Good night guys
Ma jiro qof weligii aad mashquul u ah, haddii ay ku xiisaynayaan waxay kuu heli doonaan waqti.




๐Ÿซ 
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
@Caashaq15 โค๏ธ๐Ÿ’–
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Waxaa dufcadii 2aad ubilaabeyna course free ah oo lagu baran doono graphics design hadaba hadii aad doneyso kala xiriir.โฌ‡๏ธ
https://chat.whatsapp.com/FVNeNvytyBODqP8RlDRahj

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
Markaad Iidhawdahe Laabtada Ku Jiro Un,baan Dareema Awood Iyo Tamar Siyaada daganan Iyo Farxad Siyaada Libaaxaygii Laabtada Waa Janada Dunida La Joogagana Waa Ka Duwan Yahay Midka Dadko Dhan Runtii๐Ÿฆ๐Ÿซ‚โค๏ธโœ
Waan jeclahay nolosha inta aad garabkeyga taagan tahay.๐Ÿ’–

@Caashaq15
@Qalbitabat14
Haddii aad ka fikirto wixii hore,
waxaad ku noolaan doontaa
xanuun.๐Ÿ˜ช

Join iidheh baayo/boowe ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
https://t.center/Caashaq15
Chennelkaan furtay
Sxbyaal join iidhaha ๐Ÿ‘

300 igu tuura pls
- ู…ุง ู†ุฎููŠู‡ ููŠ ู‚ู„ูˆุจู†ุง ูŠุธู‡ุฑ ุนู„ู‰ ูˆุฌูˆู‡ู†ุง๐Ÿ–ค
๐’˜๐’‰๐’‚๐’• ๐’˜๐’† ๐’‰๐’Š๐’…๐’† ๐’Š๐’ ๐’๐’–๐’“ ๐’‰๐’†๐’‚๐’“๐’•๐’” ๐’‚๐’‘๐’‘๐’†๐’‚๐’“๐’” ๐’๐’ ๐’๐’–๐’“ ๐’‡๐’‚๐’„๐’†๐’”.๐Ÿ–ค
.Waxa aan qalbigeenna ku qarinno ayaa wejiyadayada ka muuqda.๐Ÿ–ค


>>Ibrahim Geedi<<

Join iidheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15 200 nagu tuura.๐Ÿซก๐Ÿ‘Š
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Ma tahy arday doonaya in luqadda English si wanaagsan u barato makugu adag tahy ku dhawaqa iyo aqriska & qorida luqadda English matahy qof arday  ah oo rabo luqaddaan English in uu barto mana jeceshahay in aad muddo kooban ku barato hadaba waxa maanta bilaabi doona diiwaan galinta arday cusub
Ardayga wax karabo malahan lacag bil ah kaliya waxa uu isku diiwan galina qiima uu qof kasta awoodo
Ardayga waxa uu heli doona
Macalimiin 24 hours redy u ah

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252611327938
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
More