Digniin:
Waxaa dhacday in akhyaarta halkan ku jirta qaar kamida lagula macaamilay magaca beta academy, kadib si sharci darro ah looga iibiyey coursekeena oo qayb qayb ah qayb walbana lacag gaar ah laga siiyey.
Sidoo kale waxaa jira dad loo sheegay in lacagtooda loogu shaqaynayo oo faaido xiliyeysan laga siinayo iyadoo la isticmaalayo magaca beta academy.
Walalayaal inagu midna ma samayno ee ka taxadara.
Halka kaliya ee aad ka helayso xogteena waa halkaan iyo whatsappka saaran websiteka
betaacademy.tech.