Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Канал
Логотип телеграм канала Philosophy فلسفه 🤔🧠.
@baraarujiawoodahaagaПродвигать
9,53 тыс.
подписчиков
238
фото
97
видео
31
ссылка
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.center/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @AASIYA_CASAYR 15/5/2021 🥰Welcome.
К первому сообщению
Buugan cid akhriday ma idinku jirtaa

Kwrn hadaan idiin bilaabo wuxuu ka hadlayo inta u muhiimsan👍
Dhacdooyinka hagayn boos aanay u qalmin micnaha intooda ha dhaafin haka badbadin.

Hana ka baadhin qiimahaaga indhaha dadka sababtoo ah qof qaaliyaad tahay.

Dusha ha iska Saarin hamiga aduunyada oo ha xanbaarin maxaa yeelay alleh ayaa leh dunidan balaadhan.

Hana xanbaarin hamiga irsaaqa maxaa yeelay alleh ayuu ka yimaadaa.

Hana xanbaarin hamiga mustaqbalka maxaa yeelay alleh gacantiisuu ku jiraa oo wax waliba alleh ayaa kuu qorsheyey.

Kaliya xanbaar 1 hami oo ah sidee alleh ku raaligalisaa maxaa yeelay hadaa alleh raaligaliso wuu kaa raali noqdaa qanina kaa dhigaa.


Maalin wanaagsan walaalahay.👍ilaahay raali ha inaga noqod🤲
Maskaxda laftigeeda ayaa ah goobta laga sameyo naarta iyo jannada .

Weedhaan marka falsafada la jooga micna kale ayeey leedahay lakiin si kale oo ka duwan aan u dhigo .
Nolosha qofka biniaadamka waxaa soo marta marxalado iyo caqabooyin qof kasta oo dunnidaan nool heerkaas wuu gaara lakiin waxaa lugu kala duwan yahay sida loo abaaro ,mid wuu is dhiiba halka mid kale ay dhiirigalin noqoto oo uu kasoo baxo isagoo nin adag ah .
Waxaa jirtay inaan maamule ka ahaa iskuu ku yaal magaalo hodon ah , ardayda break waxa ay u qaadan jireen 5 dolar iyo ka badan lakiin waxa ay ahaayeen kuwa ku dhibaateysan iskuulka .
Leyliska iyo suaalaha badan la weydiinayo waxa ay u arkayeen in naarta albaab loogu furay ,lakiin marna meeysan ka fakarin in marka ay isuulka dhameeyaan in ay mustaqbalkooda uu ifi doono oo uu albaabo badan u furi doono .
Lakiin baaris badan waxaan ogaaaday in kuwa shakiga ,iyo walwalka ugu badan uu heeysto waa natiijadooda sidoo kale ay aad u hooseyso
Sannado ka dib waxaan soo aaday Tuulo la ku taal dhankaas iyo ethopia oo somali dagan tahay .
Waxaan booqday iskuul halkaas ku yaal ,waxaa joogay arday ay ka muuqato firfircooni , Dadaal ,iyo adkeysi badan .
Waxaan xasuustaa in ardaydu 5 ay kuraasta ku fadhiyeen halka qaar ay kabahooda inta ay dhulka dhigteen halkaas wax ku baranayey .
Waxaan weeeydiiyey Yaa jecel inuu ka shaqeeyso Exercise loo Diro 95 % gacanta ayeey taageen iyagoo Dhooladeynaya oo Farxad ka muuqato .
Xoogaaa ka dib ayaan macalinka weeydiiyey waa maxa arday waalwaalan ee exercise ku faraxsan (sababtoo ah waxaan ogaa in ay ardaydeydu ay neceb yihiin exercise iyo wax kasta oo loo diro )
Wuxuu igu jawaabay macalinka
"Waxa ay helaan waxa aysan waalidkoo aysan helin".
Waxaa ogaaday in dhibka ay tahay hadba qofka sida uu u fasirto .
Ugu dambeyn waxaan ogaaday kuwa u arka in wax barashadu tahay howl adag , in ay lumin doonaan fursadaha hortooda taagan .
Halka kuwa waxbarashada u arka in iyaga ku kobcayaan in uu mustaqbalkoodu iftiimi doono .

@mrxoosh
Haddii aad u fiirsatid Dadka kugu hareereysan ,waxaad ogaan in Qof kasta uu Raaco Qaacido iskuulada nagula soo tababaray oo ah "haddii aad si fiican u shaqeysid ,waxaad noqon qof Guuleystay "marka aad guuleysatidna waxaad noqon Qof faraxsan .
Waxaa la isku xiray Farxada iyo guusha ogoowna haddii ay guul imaan weyso farxadna ma imaaneyso .
Wiilka dhalinyarada ah ee iskuulka jooga waxa kaliye ee uu ku farxo waa inuu helo natiijo A+ markaas ayuu farxi .
Ka shaqaalaha ah marka uu La Dalacsiiyo ayuu farxi .
Mar kasta waxaa Kow laga dhigaa guusha ka dib farxada .
Lakiin dhibka jira waxa ay tahay guusha maaha wax la gaaro mar kasta qofka waxaa ku jira haqaltaag uu rabo guul taas ka sii weyn .
Sidaas darteyd Mar kasta ay guushu daahdo ,farxadu weey daahi ,mar kasta ay guushu la gaari waayo ,sidoo kale waxaa lama gaaraan noqota farxada .
Ogoowna farxada waa waxa kobciya maskaxda , waxay naga dhigtaa qof dhiiran,hufan ,adkeysi badan ,hal abuur leh ,wax soo saar badan .

@mrxoosh
Qeeybta labaad .

"Haddaysan sax ahayn ha samayn; haddaysan run ahayn ha odhan."
Marcus Aurelius

Dhalinyaro nolosha shakhsiga wuxuu soo maraa Eedeemo ,neceeb ,dhimasho ,Naqdin .
Falsafadaan intaasba waxa ay ku baraysaa sida aad ugu noolaan leheyd maadaama aad waligaa la kulmeysid intaas .
Ma jiro qof dunnidaan ku nool oo aan intaas mareyn .
Waa xaqiiq in aad maalin un dhadhaminayso lakiin sidee uga hortagi .
1:eedayn (blame).

Qofna noloshaada ma yaqaano ,kaliya dadka waxa ay kugu xukumaan waxa ay iyagu yihiin un .
Biniadamku waxba uma arkaan Sida ay wuxu yihiin ,ee waxa ay u argaan sida ay yihiiin (iyagu)

Tuug ,dilaa ,beeralay ayaa waxa ay arkeen nin meel God ka qodoya xilli habeen ah .

Dilaagii baa wuxu yiri
"Wuxuu rabaa inuu Godka ku qariyo Qof dhintay ".

Tuugii baa hadana yiri
"Wuxuu rabaa inuu Godka ku qariyo Hanti la soo xaday ".

Ninkii beereleyda ahaa baa wuxuu yiri
"War ninku waa nin waa beeraley ah oo Dalag ayuu beeri ".


Ogoow Qof kasta oo bakheyl ah dadka oo dhan waxa uu u maleyn in ay yihiin wada bakhaylo dhamaan , halka qofka wanaagsan waxa uu u malaynayaa in uu qof kastaa wanaagsan yahay, kan xaasidkuna waxa uu u malaynayaa in qof kastaaba ka xaasid yahay .

Eedeynta mar kasta luguu soo jeediyo mararka qaar ma lahaan kartid ,ee qofka ku eedeynaya ayaa ah kan la dhibtoonaya .

Ha u ogolaan marna dadka kale hadalkooda in ay dib kuu celiyaan .

La soco qeybta saddexaad

@mrxoosh
Waligaa Diintaada maka shakiday ?
Anonymous Quiz
8%
Haa
87%
May
5%
Mar mar
Hadaynu samayn lahayn wax waliba oo nabigu
اللهم صلي على سيدنا محمد samayn jiray kaga dayan lahayn waxba nolosha inagama xumaadeen waxaynu noqon lahayn dad iimaan buuxa leh😊bal sawiro adoo wax waliba oo alleh Ina faray sidiisa u sameeya maxaad dareemi lahayd♥️
Nolosha oo dhan waa laba Aayadod
" فمن أتبع هداي فلا يضل و لا يشق"
Qofkii raca hanunkayga ma dhumi dono mana murugon dono

" ومن أعرض عن ذكري فإنّ له معيشة ضنكا"
Ruxii ka jedsada xuskayga waxa u ahaday nolol cidhiidhi ah

Waxad xaq u leedahay inad dorato qaab nololeedkaga🩶
Malakul mawdku wuxuu soogalaa guri kasta sadex jeer maalintii dadka gurigaa kujira ayuu wajiyadooda aad ufiiriyaa ilaayo ay qof kasta malintiisa laga gaaro oo buuga dadka malintaas dhimanaya uu magiciisa kahelo qofka markuu nafta kaqaado ayay dadka guriga joogo idil oohin qabsadaan iyagoo umurugonaya qofkaas kadhintay markaasu malakul mawt intuu istaago ayuu dhahaa inaga oo an hadalkiisa maqlayn:
“Ha ooyina hana argagixina ilaah baan kudhaartaye qofkan cumrigisa waxba kama nusqaamin o inti loogu talagalay wuunooladay riziq uu alle uqorayna kama hor istaagin danbina malihi waana idinkusoo nqonoqanayaa ilaa uusan midh idinka hadhin dhamaantiin “
Xasanul basri wuxu leeyahy: “ haday dadku maqli lahayen malakul mwtka hadalkiisaas maydkaas ay uoyayaan intay iska dhigaan ayay nafahooda uooyi lahayeen”
Ilaahayow khaatumada khyr noogu khatim mawtul qaflana allow naga badbaadi ilaahayow towbadaada nagu dil aamiin ya Allah.


Fg:waan soo turjumay🥲
Sheekada Saddexda Walaalo iyo Qudaarta.

Waxaa jiray saddex walaalo oo aad u caqli badan oo ku noolaa tuulo yar. Tuuladaasi waxaa ka jirtay dhibaato ah in dadka deegaanku aysan helin qudaar ku filan oo ay cunaan. Walaalaha waxay go’aansadeen inay xal u helaan dhibaatadan.

Walaalkii ugu weynaa ayaa yiri, "Aan sameyno beero waaweyn oo aan ku beerno qudaar badan, si aan u helno wax ku filan oo aan u wada cuno." Walaalaha kale way ku raaceen fikirka walaalkooda weyn. Waxay ku billaabeen shaqada beerta, laakiin waqtigu wuxuu noqday mid adag oo wax soo saarkii ma uusan noqon mid ku filan.

Walaalkii labaad ayaa yiri, "Waxaa haboon in aan horumarino farsamooyinka beeraha, si aan u kordhino wax soo saarka. Waxaan isticmaali karnaa habab cusub oo casri ah." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay isticmaalaan farsamooyin casri ah oo kor u qaada wax soo saarka. Tani waxay keentay horumar yar, laakiin wali ma aysan helin qudaar ku filan.

Walaalkii saddexaad ayaa yiri, "Waxaa haboon inaan wada shaqeeyno oo aan ka faa’iideysano awoodda iyo aqoonta dadka kale ee tuulada. Haddii aan wadajir u shaqeyno, waxaan heli doonaa natiijooyin wanaagsan." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay dadka kale ee tuulada ku dhiirrigeliyaan inay ka qeybqaataan beeraha iyo wax soo saarka qudaarta.

Dadkii tuulada waxay wada shaqeeyeen, waxay wadaageen aqoontooda iyo khibradooda, waxayna abuureen beer weyn oo midho badan soo saarta. Tuuladii waxay noqotay meel ay dadku ka helaan qudaar ku filan oo nafaqo leh. Saddexdii walaal waxay fahmeen muhiimadda wada shaqeynta iyo in la wadaago aqoonta iyo khibradda si loo gaaro guul weyn.

Cashar
Sheekadani waxay ina baraysaa in wada shaqeyntu ay muhiim tahay si loo gaaro natiijooyin wanaagsan. Marka dadku ay isku geeyaan awooddooda iyo aqoontooda, waxay heli karaan guulo waaweyn oo ka wanaagsan kuwa ay kali ahaan lahaayeen. Waxaa muhiim ah in aan fahanno in wadajir ay xoog ku jirto oo aan wada shaqeynno si aan u gaarno yoolalka aan hiigsaneyno.


@mrxoosh
Asc Halkaan Waa Channelka Rasmiga Haanaa Mohamed
kuso biir weynu kala Faaideysan doona Insha Allah

https://t.me/+XvmWK3fSEKk0NzA0
Ficil bilaa fikir ah waa waxa keena guul daro kasta .

@mrxoosh
Inaaaad xumaanta kasoo Hor jeesatid Qof Wanaagsan Kaa dhigi meyso !!
” Waxaanu nool-nahay xilli ay dunidu saamaysay jahli xag-jir ah. Waxaa yaab leh jaad walba oo ogaal xaqiiqa ah in uu ku soo gaarayo iyada oo ku guda-jirta tashwiish badan. In-kasta oo aqoontu ay tahay mid baahsan, taasi macnaheedu maahan in aanu gaarnay xaqiiqadii aqoonta ”.
Xoosh ibnu rasuul

Imam Qasali wuxuu yiri
"qof kasta Diida in la wacdiyo ,wuxuu Raali ku noqday naarta".
Ilaahay inta xanuunsan ee muslinka ha caafiyo oo danbi dhaaf iyo Samir ha ka siiyo xanuunkay mareen😭🤲aamiin



Markaan dhakhtarka tago ee aan arko qof lixaadkiisii beelay dareenkaygu wuu is badalaa runtii xanuun ka weyn ma jiro qof nool oo jidhkiisii lakala aasay 😭

Iyo mid shalay wax arkayey oo dadka ugu caafimaad badnaa oo aan maanta waxna arkayn😭

Iyo mid nimcooyinkii ilaahay siiyey ee ilaahay waligiis lacag kaga qaadan dhakhaatiirtu ku xisaabtamayso lacagta caafimaadkiisa loo marayo 😭

Iyo mid habeen walba iyo subax walba ku dhamaysta dhakhtarka iyo sariirtiisa aan ka war hayn adunka iyo meel uu marayoba xaaldiisa ku dhex jira😭


Ilaahay ha Ina garan siiyo nimcada caafimaadka 😭🤲
Anoo raga u hadlaya 😂

Ninka raga ah wuxuu aad u jecel yahay gabdha aadka u dhagaha nugul oo warkiisa muran la'aan maqasha oo adeecda sababtoo ah wuxuu dareemayaa masuulnimo ixtiraam iyo jacayl😂

Waxay dumarku jecelyihiina ka soo eega xagaas👇

https://t.center/cilminafsiga
Waxaan bilaawi doonaa Qoraal yar oo ku saabsan critical thinking .

Aqoon uma lihi lakiin waxan soo barto ayaan idinla wadaagi .

Alle ha ila garab galo .

Inshallah caawa ayaan soo dhigi Qoraalka ugu horeeya .
Ещё