Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Channel
Logo of the Telegram channel Philosophy فلسفه 🤔🧠.
@baraarujiawoodahaagaPromote
9.53K
subscribers
238
photos
97
videos
31
links
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.center/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @AASIYA_CASAYR 15/5/2021 🥰Welcome.
الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات🤲
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم❤️
the last night of September🫡
Waxaan aad ula yaabay maxaa is badal Keena 🤔waxaan bartay in isbadalkuba yimaado markaad aragto wixii aad taqaanay wax ka duwan cajiib!. Qof waliboo inaga mid ah waxa badala xaaladaha ku imaanaya iyo waxyaabaha cusub uu arkayo✔️.

Ma ila aragteen ❓️
Marka aan weeynaaday ,oo ay indhaha ii furmeen, waxaan arkay dunnida dhabta ah ,halkaasna waxaan ugu tagay qosol ilaa hadana Wali waan qoslayaa.

@mrxoosh
https://skl.sh/3XYMWPN


Skill share waa goob aad ku baran karto xirfado kala duwan oo muhiim ah ,si free ah .
إِنَّ السَّاعَةَ آتِيَةٌ أَكَادُ أُخْفِيهَا لِتُجْزَىٰ كُلُّ نَفْسٍ بِمَا تَسْعَىٰ

Saacadda (Qiyaame) way imaan waxaana u Dhawayahy inaan Qariyo in laga Abaal mariyo Naf kasta waxay Camal Fashay.

فَلَا يَصُدَّنَّكَ عَنْهَا مَن لَّا يُؤْمِنُ بِهَا وَاتَّبَعَ هَوَاهُ فَتَرْدَىٰ

ee Yuusan kaa lilin Xaggeeda Ruuxaan Rumeyn Saacadda, raacayna Hawadiisa (Xun) ood Halaagsanto.

Suuratul Dahaa💯
Aayadaas saamayn gaar ah bay naftayda ku yeelataa 😢ilaahay naxariis badanaa oo adoomihiisa jecelaa 😢
Go'aan aad qaadatay kee kugu waxtar iyo dheef badnaa, ama talo aad cid ka qaadatay?




Anigu inaan shaqadaydii fasaxo anoo ubaahan waliba hadana dheef ka badan helay alx😇


Markaad alleh isku dhiibto wax aad waayeysid ma leh wlhi.

@AASIYA_CASAYR
Goormuu qofku si dhab ah u guuleystay?

Wuxuu u guuleystay marka uu Naar ka badbaado ee Janno galo.
Waxii kasoo haray oo dhan ee aan u naqaano guulaha waa:

(وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ )
Ma jirtaa xili (ama wakhti)aad Eebe wax weeydiisaty ka dibna uuu kuu jawaabay ama ku siiyey ?

@mrxoosh
Isku day inaad ku noolaato nolol u hoggaansan amarrada Alle iyo jidka uu Nabi Maxamed (NNKH) ina baray.
Noqo qof wanagsan
Balse waqti bdn haku lumin
Inaa dadka ka dhaadhacsiso
Inaa tahay qof wanagsan
Hadaadan shalay sida aheyd mnta badalin
Bari sidi uunbaa noqoneysaa qofkastaana
Wax kasta uu jecel yahay mahelo
Balse wax kastoo oo ku dadaalo wu helaa
Haku mashquulin tagtadaa
si aadan uga mashquulin timaatada
Xaaladuhu way adkaan karan
Duruufuhu wey qalafsanaan karan
Wax baa si kaa noqon karan
Hadey maalintu kugu xunta bay
Macnaheeda maaha
Iney nolosha kugu xuntahay

Ereyadan yaad ku xasuustaan❓️
﴿وَٱذۡكُر رَّبَّكَ إِذَا نَسِیتَ﴾
Farxad waxa kuugu filan ma garan inaad ka mid tahay adoomaha ilaahay waliba ilaahay u dooray inuu islaam ka dhigo yagoo buuxaan wax ka badan oo aan alleh rumaysnayn diina haysan ma wax ka wacan baad garan islaam nimo😢
Faqiirku maaha kan wax Yar heeysta ,lakiin faqiirku waa kan Damaaciga badan .
Kan wax yar heeysta haddii wax soo galaan wuu ku qanci oo weey ku filanaan .
halka kan damaaciga badan haddii la siiyo Wabi dahab ah ma ahaan doono mid ku Qanca Wali intaas iyo in kabadan ayuu sii rabaa .

@mrxoosh
Wakaas 👇☝️

Psswrd: Almazbooks
Hayaankaygii Rumaynta (Musdafa Maxamuud).pdf
60.9 MB
Waa iga codsi wll hadii aad tahay qof iimaankiisu celin karo buugan akhriso waxna ka baro hadii kale oo aad tahay qof wax walibuu akhriyo ay saamayn karaan waxyaabo wax laga baran karo baa ku yaal hadii aad u dhaqantidna aad meel xun ka dhacayso markaa dhanka sax u akhriso intiisa hore waliba waa khatar markaa xoogaa akhriso baad ogaan xaqiiqada saxda ah iyo micnaha inta hore ku timi👍
More