View in Telegram
๐Ÿ”ดSh Bakar Abuu zayd Mar Uu Ka Hadlaayay Iskuulada Ajaanibta Mudnaanta Meesha Ay Siiyaan Wuxuu Yiri: ๐Ÿ”ป1 - Mudnaanta waxaa la siinayaa dalalka ay ka jiraan faqriga iyo jahliga; maadaama labadan arrimood ay fursad u yihiin faafida kufriga, gaar ahaan karistaameynta. Sidaas darteed, waxay xoogga saareen hawlahooda Afrika. Cadowga Ilaah kuwa caabuda macatabka, ayaa gaadhay yoolkooda, waxaana arrintan muujinaya qaar ka mid ah dadka Afrikaanka ah oo leh: 'Markii Macatableyda imaanaayeen wadamadeena, waxay heysteen Injiilka ( Baaybal ) anaguna waxaan haysanay dhul. Maanta anagu waxaan haysanaa Injiilka, iyaguna waxay haystaan dhulka.'" ๐Ÿ“”ุงู„ู…ุฏุงุฑุณ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠุฉ ุงู„ุฃุฌู†ุจูŠุฉ ุงู„ุงุณุชุนู…ุงุฑูŠุฉ ุชุงุฑูŠุฎู‡ุง ูˆู…ุฎุงุทุฑู‡ุง ( ุต 30 ) ๐Ÿ‘‰Falastiin fursadii Afrika horaan ay ka arkeen ayay hada ka arkeen saas darteed waxay bilaabeen in ay suntooda dilaaga ah faafiyaan.
Telegram Center
Telegram Center
Channel