قال شيخ الإسلام ابن تيمية:
إن قبر النبي ﷺ أفضل قبر على وجه الأرض؛ وقد نهى عن اتخاذه عيداً؛ فقبر غيره أولى بالنهي كائنا من كان.
[ اقتضاء الصراط المستقيم ]
Sheikh Al-Islam Ibn Taymiyyah wuxuu yiri:
"Qabrigga Nebiga ﷺ waa qabrigga ugu fadliga badan dhulka korkiis; wuxuuna reebay in laga dhigto ciid; qabrigga qof kale ayaa ka mudnaan badan reebida in ciid laga dhigto."
[ اقتضاء الصراط المستقيم ]
FG: Hadiiba Nabigeena Scw Diiday Qabrigiisa In Laga Dhigto Meel la Isugu Yimaado Maxay Kuwa Ku Andacooda In Ay Nabiga Scw Jecel Yihiin Qubuuraha U Dhiseen Si La Isugu Yimaado?.
👉Waan Ku Jeclahay Warkaadana Ma Maqlo Qofka Aad Ku Dhahdo Durbo Wuxuu Ogaanaayaa In Aad Neceb Tahay Oo Been U Sheegayso.