Sax waa buug yar oo aad hal-fadhi ku dhammayn karto se waxa hubaal ah in aqoon ballaadhan aad ka dheefsan doonto. Ha hilmaamin inaad u ducayso Qoraaga, ninka dhalinyarta ah ee tarjumay iyo sxbkaagan kusoo gaadhsiiyey.😊
Dadkii wanwanaagsna mid kamida waxa uu leeyahay ( ha fikirin wax badan lkin wax badan Alle danbi dhaaf waydiiso, ilaahy waxa u ku furaa danbi dhaaf iyo istqfaar, Albaabo Aan ku furmeen fakir dheer ) أستغفر العظيم📿