Dad ka badan lixdan kun (60,000) oo qof ayaa masaajidka taariikhiga ah ee
Umuwiyiinta ee magaalada caasimadda ah ee Dimishiq ku oogay salaaddii Jimcaha. Dadka ku tukaday masaajidka waxa kamid ahaa ra’iisul wasaaraha kumeel-gaarka ah ee Suuriya,
Maxamed Al Bashiir iyo hoggaamiyayaal kale.
Boqollaal kun oo qof ayaa
salaaddii Jimcaha kaddib isugu soo baxay fagaaraha taariikhiiga ah ee Umuwiyiinta ee bartamaha caasimadda
Dimishiq, iyagoo u dabaal-deggaya isbeddelka ka dhacay Suuriya.
Jimco Mubarak
@Albaanichannel252