View in Telegram
1. Daciifnimada waa qof inaa ka sugto in uu baahidaada tiro. 2. Hadii aad aaminsantahay in adduunka ciyaar-ciyaar loo abuuray, aamin adigana in naarta laguu abuuray. 3. Dambi kaa dhacay waxaa ugu fiican midkaa ka towbad keento, ajir aad sameysayna waxaa ugu fiican midkaadan ogayn. 4. Inaad alle ku shukriso waa waajib laakiin xoolaha waajib kuma aha. 5. Hadii aad kacabsanayso in xiriir laguugu qalbi jabiyo, lug banaanka baxso yacni ha’isku wada dhiibin. 6. Dal walbo ciidan ayuu ubaahanyahay sidoo calan ugu baahanyahay ookale. 7. Qof balwad leh hadii aad lasaaxiibto waa adigoo ibliis lasaaxibay, kadibna dhahday waa iska ilaalinaa. 8. Inaa isfaanii majecli waayo libaaxa asagoon faanin ayuu noqday boqorka keynta. 9. Ina gacanteyda gashto calan qabiil, waxaan kajeclahay in silsilad dab ah gacanteyda gashto. 10. Wado markaan maraayo wada sheekaysiga wllhi waa necbahay! Waayo afkaaraha igu soo dhaco anigoo faraxsan xitaa iguma soo dhacaan. 11. Ciqaab waxaa kugu filan in social media caado kuu noqday aanad ciribtiri karin. 12. Ceeb waxaa waaye wax aaad ka xishooneyso. 13. Caadooyinka xun hadii aad maanta joojinin, calaacal ayaa beri ku sugaya. 14. Shanta somali meesha kaliya ay ku midoobaan waa salaadaha masjidka. 15. Eeyaha ayaa la’ amraa, aqoonyahan lama amro.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily