XIKMADA MAANTA✍

Channel
Logo of the Telegram channel XIKMADA MAANTA✍
@Xikmada_maantaPromote
61
subscribers
10
photos
1
video
XIKMADA MAANTA WAXAAD KABARAN DOONTAA XIKMADO MASKAXDA KORIYA NOLOSHANA KU SAABSAN✍️
XIKMADA MAANTA-13 ✍️

Amaano qofkii sidow
Aduunyo waa sabool
Abuurka nin diidanow
illaah lama beenin karo
Afkaar nin ku doodayoow
Aayad culus baan arkaa
XIKMADA MAANTA-11

Da'da LaGu GuursaDo

👉20 jir adiga ayuu kuugu mashquuLi. 
👉30 jir hanjabaadiisa badan( wllHi waan kufuri).
👉40 Jir Waswaaskiisa badan( wayo Guurka ka daahey). 
👉50 jir Caloosha lee ubuuxi 
👉60jir marwalpo cimaamad bu sitaa dadbaan kala dhicin ku jira guri shaqo kuma leh 
👉70 jir Cidii kudumaali laheed raadso Meesha waxbo Mayaalaane
XIKMADA MAANTA-10

3 aabahayga ayaa soo gaarey.
1.Dumarka Loo guursado Hida RaaC.
2.Martida Neef Geel ah LasiiYo⁉️.
3.Garta CaaqiL Loo RaaDiYo.

3na aNaa Soo gaarey
1.Dumar qurux looguurßaDo
2.MarTiDa Hotel LaGeeYo
3.Garta Ninka ugu Da'da wayN LO DHIIPO.

3na Alle naguma siMo
1.Dumarkoo loo GuursaDo Maku YaaLaa.
2.MarTida oo Guriga Halagaa CeeriYo
3.GarTa jeer xiir LodhiiPo
gabdhaha Maanta 3 bey leeyihiin.

1.Guur doon(wxy Rapta Meher xalal ah ay isku asturyo.
2.Guri doon(inan rapta Carmal si ay magalka ula janqaado
3.gabadoon(Kii Meher badan ku siinaayo Raac $$$)
XIKAMADA MAANTA-9

3 Dumarkii hore ayaa lahaa
3 Dumarka danbe.

3 Dumarka hore lahaa
1. ii dhiibo aan kuu dhaqee
2.idheh aan ku dhageestee
3.iga dhal aan dhunkadee.

3 Dumarka Danbe ayaa leh
1.ii dhiibo aan kaa dhaqdee
2.idheh aan dhaqaaqe.
3.iga dhal aan kuu dhigee
XIKMADA MAANTA-8
XIKMADA MAANTA-7✍️

HADII AQLAAQDAADA KU SARAMARIN
MANSABKAAGA AMA DARAJADAADA KU SARAMARI MAYSID

HADII FICLADAADA KU QURXIN
QURUXDA LABISKAAGA KU QURXIN MAAYO

NOLOSHU WAA SIDAAS

DIIN
AQLAAQ
MABDA'

Typ___XIKMADA MAANTA✍️
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
*XIKMADA MAANTA-6*


*NEVER GIVE UP* 🏃‍♂️💪
XIKMADA MAANTA-5
🌼 Malaha Noloshu Qiimo Cibaado La'aan..
🌼 Malaha La dhaqanku Qiimo Ixtiraam La'aan..
🌼 Malaha Damiirku Qiimo Sharaf La'aan..
🌼 Malaha Saxiibtinimadu Qiimo Daacad La'aan..
🌼 Malaha Balantu Qiimo Oofin La'aan..
🌼 Malaha Kalmaduhu Qiimo Macno La'aan..
🌼 Malaha Sadaqadu Qiimo Qarin La'aan..
🌼 Malaha Ubadku Qiimo Tarbiyad La'aan..
🌼 Malaha Mas'uuliyadu Qiimo Cadaalad La'aan..
🌼 Malaha Guurku Qiimo Isfahan La'aan..

✍️🦋
👉Dad waxaa kulmiyo salaan
👉waxaa isku xiro wanaag -
👉waxaa isu keeno xiriir
👉 waxaa kala maceeyo samir
👉waxaa kala fogeeyo kibir
👉waxaa kala reebo been -
👉waxaa kala dilo inkiraad
XIKMADA MAANTA-4✍️

Hadaad dooneyso Mudo kooban inaad ku noolaato farxad aargooso

lkn Hadii aad dooneyso inaad ku noolaato farxat aan dhamaan dadka kle iska saamax


By....XIKMADA MAANTA ✍️
XIKMADA MAANTA-3 ✍️

Saaxibtinimadu waa nimcooyinka nolosha ugu waa wayn 👨‍👨‍👦‍👦

qofkii lagu arsuqaa saaxib waafi ah waxaa lagu irsaaqey Hanti badan 👬 💎

By.......Luqmaan Al-Xakiim✍️
XIKMADA MAANTA-2 ✍️

3 Buu Raga is dheeryahay👇

1.Garashada waxa Soosocda

2.wax ka qabashada waxa taagan

3.Ka samrida wixi tagay

By_XIKMADA MAANTA
🍀Faa'idada Saliga Nabiga Scw🍀

1.Amarka Alle inaad qaadaTo
2.Aqlaaqda Alle io Tan malaa'ikTa Ayaad qaadaneesa
3.  10 jeer Ayaa Alle kuu naxriisanaayo
4.Shafaacada nabiga kuhele 
5.Hamiga io Kurabada ayaa Alle kaayareenaayo
6.Maalinta qiyamaha ayaad Nabiga kaga dhawaanaaysaa dadka kle
7.Nabiga Ayaa kaaqaadaayo
8.Ducadaada in la aqbaLo
جمعة مباركة 🕋🕌
❤️
More