XIKMADA MAANTA✍

Channel
Logo of the Telegram channel XIKMADA MAANTA✍
@Xikmada_maantaPromote
61
subscribers
10
photos
1
video
XIKMADA MAANTA WAXAAD KABARAN DOONTAA XIKMADO MASKAXDA KORIYA NOLOSHANA KU SAABSAN✍️
To first message
الحمد لله والشكر لله 🤲🤲🤲
MaanTa aad ayaaN ufaraxsanaHaY wxN gaareY 10Kun Saliga Nabiga ah

Wxn soo waday 50 beri ama biL io 20 beri
Xikmada MaanTa 1

kabaro xaywaanadaan arimahan soo socda

1.Quraanjada waxaad kabaraTaa Sida wax loo kasbado sida quut looraadiyo 🐜
2.Geela Sabarka kabaro 🐪
3.Diiqa kalahaada kabaro 🐓
4.Abeesada Xikmada kabaro🪱
5.Libaaxana Geesinimada kabaro 🦁
6.Eyganah ikhlaaska io wafNimada kabaro 🐶

BY✍️XIKMADA MAANTA✍️
Channel photo updated
Channel created