View in Telegram
๐ŸŒน๐Ÿ•‹๐™๐˜ผ๐™„๐™„'๐˜ฟ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜ฝ๐™„๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ ๐™๐˜ผ๐™ˆ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ๐˜ผ๐™‰ ๐Ÿ•‹ ๐ŸŒน ๏ผฑ๏ฝ๏ฝ™๏ฝ‚๏ฝ”๏ฝ { 1๏ฝ๏ฝ๏ฝ„ } ๐ŸงกSoonka bisha ๐Ÿ•‹Ramadaan๐ŸŒ™ waa mid kamida tiirarka diinta๐Ÿ’ซ islaamka,waana ku waajib qof kasta oo muslim ah๐Ÿฅฐ , qaangaadh ah๐Ÿง”๐Ÿ‘ฉ , miyir qaba๐Ÿ‘€ , degan oo aan musaafir ahayn ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ, cafimaad qaba ๐Ÿซ…, kana madhan waxyabaha soonka buriya ๐Ÿซ„๐Ÿคฑ sida dhiigga caadada ama dhiigga dhalmada.๐Ÿฉธ โ™ฅ๏ธXukunkan waxa sugay ๐Ÿ“œQurโ€™aanka sharafta leh iyo Sunnada Nebiga (N.N.K.H.) , sidoo kale waxa ku isku waafaqay ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ muslimiinta oo dhan.๐Ÿง•๐Ÿ‘ณ Alle (S.W.T.) wuxu yidhi:๐Ÿ‘† ูŠูŽุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุขูŽู…ูŽู†ููˆุง ูƒูุชูุจูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู ุงู„ุตู‘ููŠูŽุงู…ู ูƒูŽู…ูŽุง ูƒูุชูุจูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ู…ูู†ู’ ู‚ูŽุจู’ู„ููƒูู…ู’ ู„ูŽุนูŽู„ู‘ูŽูƒูู…ู’ ุชูŽุชู‘ูŽู‚ููˆู†ูŽ (183) โ€œKuwa Alle rumeeyow๐Ÿค waxa la idinku faral yeelay soonka ๐ŸŒ™, sidii loogu faral yeelay oo kale kuwii idinka ๐ŸŒ“ horreeyeyโ€. ๐ŸŒžBarashada aqoonta islaamku waa mid ku waajiba qof kasta oo diintan haysta ๐ŸŒˆ, cid kastoo baratana waxa ku waajiba๐ŸŒณ in ay dadka sii barto๐Ÿ , anoo taas ka duulaya ๐Ÿฅฐ waxan walaalahayga aan ๐Ÿ’Ÿjecelahay halkan ugu soo gudbinayaa qodobo๐Ÿ’ค kooban oo ku saabsan Axkaamta Soonka. ๐ŸคฒAllaha qaadirka waxan ka baryayaa inuu miisaanka โณ๏ธ xasanaadka noo saaro . Ammiin๐Ÿคฒ .. Ammiin๐Ÿคฒ ๐™ป๐šŠ๐šœ๐š˜๐šŒ๐š˜ ๐šš๐šŽ๐šข๐š‹๐š๐šŠ { 2๐šŠ๐šŠ๐š. }
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily