View in Telegram
Waxaad rabtaa inaad soo iibsato laptop jooga $97 mana haysatid wax lacag ah, Hooyo ayaad u tagtay waxaadna ka deensatay $50 Aabana waxaad ka deensatay $50 Isku dar waa $100 Laptop-kii ayaad soo iibsatay waxaana ka bixisay $97 Waxaa kuu soo haray $3 Kadib $1 ayaad u celisay hooyo Aabana $1 ayaad u celisay Waxa kuu soo haray $1 adiga ayaana qaatay Hadda hooyo waxay kugu leedahay $49 Aabana wuxuu kugu leeyahay $49 Isku dar waa $98 Waxaad Ku dartaa $1 aad adiga qaadatay waxayna is ku noqotay $99 Hadaba Su'aashu waxay tahay $1 ayaa maqan meesha uu ka baxay lagaa rabaa?
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily