Qabyaalad maaha waxa ka socda gobolada ee waa cawaannimo,
Dad aan diin lahayn damir lahayn dadnimadi ka tagtay baa isku ugaarsanaya halkaa,.
Marna islama iyo ilmo ayaa ladilaa marna mayd ayaa lajiidaa lana isku soo duubaa,!!
Daraja caynke lagu garaa dilka walalkaa!?
Dhiiga muslimku waa ka qaalisan yahay duminta gacbada,
Dadkaas qof alla qofkii awooda waa ku waajib in uu islaaxiyo, ha ugu horeyaan ku wa xilal baan bulsha u haynaa yiri,.
#Daaciyiintuna yaaney gabin kaalintooda ah nasexada waanada ,
Ilaahay raali nooga noqon maa dawashada walala isdilaaya
ΩΨ§Ψ΅ΩΨΩ Ψ¨ΩΩΩΩ
Ψ§