In madaxwyane la noqdaa guul ma ahaan ee waa masuuliyad la korarsaday
Sh.Mustafa xaaji ismaciil
*Ma jiro qof allah ka baqaayo oo xasuusan xisaabta maalinta qiyaamo oo ku dagdagaayo in uu umad hogaamiyo waayo maalinta qiyaame waa la waydiin masuuliyadaas intaas la eg ee uu umaday u hayay ma gutay wajibaadkeeda mise wuu dayacay haduu dayacay cinqaabteeda ayuu leeyahay