View in Telegram
Buuga uu qorey Ad'ham sharqaawi oo ah السلام عليكم ياصاحبي Ayaan bogga 3aad oo aan la dhacay jawaabaha imaamku bixiyey waana sidda;- Imaamu Ahmed binu Hanbal {الاماماحمد بن حنبل} ayaa la weydiiyey su'aal oo ah :- "Sidee aan ku gaarnaa dadka nabad galyadooda"? Imaamku wuxuu ku jawaabay bal eeg Waad siineysaa waxna kama qaadaneysid. Way ku dhibayaan balse adiga madhibeyso Maslaxadoodda iyo rabitaankooda ayaad ka shaqeyneysaa lakin kaaga kuma dhibeyso Waa lagu yiri: way adagtahay kama bixi karno Imaamow Markaas buu yiri: " fiicnaan laheyda hadaad saas ku nabad hasho". Abadan qof inaad qanciso wax la gaari karo ma ahan, marki ha isku dhibin dadka qancintoodda kaliye danahaaga raaco oo kaliye.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily