Sayyid Qutb wuxuu ku bilaabay buuggiisa isagoo ka hadlaya muhiimadda hanuunka Islaamka iyo sababta ay u jirto baahi loo qabo dib u soo nooleynta qaab nololeedka Islaamka. Wuxuu tilmaamayaa in bulshada maanta ku dhaqan ay ku fogaatay dariiqii toosnaa ee diinta Islaamka. Hordhaca wuxuu diiradda saaraya:
Buuga uu qorey Ad'ham sharqaawi oo ah السلام عليكم ياصاحبي
Ayaan bogga 3aad oo aan la dhacay jawaabaha imaamku bixiyey waana sidda;-
Imaamu Ahmed binu Hanbal {الاماماحمد بن حنبل} ayaa la weydiiyey su'aal oo ah :- "Sidee aan ku gaarnaa dadka nabad galyadooda"?
Imaamku wuxuu ku jawaabay bal eeg
Waad siineysaa waxna kama qaadaneysid. Way ku dhibayaan balse adiga madhibeyso Maslaxadoodda iyo rabitaankooda ayaad ka shaqeyneysaa lakin kaaga kuma dhibeyso
Waa lagu yiri: way adagtahay kama bixi karno Imaamow