Jacaylka Qur’aanka waa: Furaha Nolosha
📖 Qur’aanku waa hanuun, farxad, iyo deganaanshaha qalbiga.
Ma ogtahay in maalin kasta oo aad Qur’aanka akhrido ama dhageysato uu qalbigaaga ka buuxsamo xasillooni iyo farxad aan la soo koobi karin? 🌹
Bilow yar, guul weyn!
Hal bog akhri maalin kasta. 📖
Haddii aad mashquulsan tahay, hal aayad ku bilow. 🌟
Ama cod wanaagsan ku dhegeyso. 🎧❤️
Qur’aanka ha noqdo saaxiibkaaga ugu dhow, wuxuu noloshaada ku soo kordhinayaa barako, hanuun, iyo farxad joogto ah. 🌺✨
Ha ka mashquulin farriinta Eebbe. Bilow maanta!