Jaceylka rasuulku qofkuu
Saaqee la saro tagaybaa
Sabool ka baxoo dhib iyo
Saran-seyr ma saameysee
Hadaad ku saliso mar
Suubanaha ALLAA toban
Jeer ku siiyay sadweyn
Aan ku wada salino xabiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam.
Bahdeydii ducada maantey igu soo kaba in ale muraadkeyga saan jeclahay ii siiyo dhib li .aamiin🤲🏻🤲🏻
#Sanyaniisay🤍