Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa
Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo . Aamiin ๐คฒ๐ป
Jaceylka rasuulku qofkuu Saaqee la saro tagaybaa Sabool ka baxoo dhib iyo Saran-seyr ma saameysee Hadaad ku saliso mar Suubanaha ALLAA toban Jeer ku siiyay sadweyn
Aan ku wada salino xabiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam.
Bahdeydii ducada maantey igu soo kaba in ale muraadkeyga saan jeclahay ii siiyo dhib li .aamiin๐คฒ๐ป๐คฒ๐ป
Bahdeydii aan jeclaa waxan rajeynaa inaad wada fiicantihiin . Muraad baa leeyahay ee maantey ii soo duceeya in saan jeclahay ilaahey iiga dhigo . Waxa laga yaabaa inuu idinku jiro qofaan ducadiisa la celin.