๐Ÿ’= (Jaceykii )_lumay๐Ÿ’

Channel
Logo of the Telegram channel ๐Ÿ’= (Jaceykii )_lumay๐Ÿ’
@JaceylkiilumayPromote
4.06K
subscribers
202
photos
30
videos
37
links
Ku soo dhawaaw erayo jacel qisoyin sheeko jacel iyo dhiiri galin ku soo dhawaaw join dheh ka mid naqo asxaabta nagu xeran๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’”
To first message
Forwarded from ๐ŸŒทAl raxma_____channel๐ŸŒน (๐ŸŒนMAXAMED Deeq๐ŸŒน)
Ciid Mubaarak! Ciid Mubarak kulucam wantum bilkhayr.

Dhamaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabada ciidul-Adxa (Carafa) .

Waxan ilahay ka baryaya inuu soonka, cibaadada iyo acmaasha wanaagsan naga aqbalo dhammanteen.

Ugu danbeyn Waxaan ilaahay kabaryayaa inuu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad qab, nabadgalyo iyo baraare.๐Ÿฅฐ
Forwarded from English
About the house part one

Ku saabsan guriga qaybta koowaad



Subax wanagsan arday waa qaybtii 4&2 labaad ee erayada




1 Suitcase = {Shandad} dhawaaqa ereyga [suut,kas]



2 Hand bag = {Boorsada gacanta} dhawaaqa ereyga [han,bag]






3 Back
/pack = {Boorsada dhabarka} dhawaaqa ereyga [bak,pak]






4 Money saver = {lacag kaydiye} dhawaaqa ereyga [mani,sayfa]






  5 Bells = {Gambaleelka} dhawaaqa ereyga [belis]





6 Hand bell = {gambaleelka gacanta} dhawaqa ereyga [handh,bel]





7 Cow bell = {Gambaleelka lo'da} dhawaaqa ereyga [kow,bel]





8 Electronic bell = {Gambaleelka elektarooniga ah} dhawaqa [bel]






9 village = {tuulada} dhawaaqa ereyga [vilej]



10 Cottage = {cariish} dhawaaqa ereyga [koteej]



11 Shelter = {Hoyga} dhawaaqa ereyga [shalta]




12 Bed room = {Qolka jiifka} dhawaaqa ereyga [bad,room]




13 Guest room = {Qolka martida} dhawaaqa ereyga [gasta,room]




14 Sitting room = {Qolka fadhiga} dhawaaqa ereyga [sitin,room]




15 Dining room = {Qolka cuntada} dhawaaqa ereyga [daynin,room]




16 Kitchen = {Jikada} dhawaaqa ereyga [kijan]





17 Store = {Bakhaar} dhawaaqa ereyga [istor]




18 Bath room = {Qolka musqusha} dhawaaqa ereyga [baaf,room]





19 Toilet = {Musqusha} dhawaaqa ereyga [tu ilat]




20 Garage = {Garaash} dhawaaqa ereyga [garaash]





21 Hall = {Hoolka} dhawaaqa ereyga [hool]





22 Ceramics = {dhoobada} dhawaaqa ereyga [siramakis]



@BaroEnglish1


๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ
Forwarded from English
Lesson fifteen : verb Can

Casharka shan iyo tobnaad : fal karid


Subax wanagsan arday waa cashar keeni shan iyo tobnaad
:




1 Can you lend me money?

Lacag ma i amaahin kartaa?


No, i can't lend me money

Maya, lacag kuma daynmin karo


2 Why can't you lend me money?

Sabab Maxaad lacag ii amaahin kari weyday


Because  i am rather broke

Sababtoo ah waan ku jabay



3 Can you eat plenty of food?

Ma cuni kartaa cunto badan?



yes, i can eat it because i am hangry

Haa, waan cuni karaa sababtoo ah waan gaajaysanahay



4 Can you drink cold water?

Ma cabbi kartaa biyo qabow?


yes, i can drink it because  i am thirsty

Haa, waan cabbi karaa sababtoo ah waan harradsanahy


5 Can he fulfill his it properly?

Si sax ah ma u fulin karaa?



yes, he can fulfill it because he is diligent

Haa, wuu fulin karaa sababtoo ah wuu dadaalayaa



6 Can we attend the friday prayer?

Ma ka qaybgeli karnaa salaadda jimcaha?


yes, we can attend it because we are obligated

Haa, waan ka qaybgeli karnaa sababtoo ah waa nagu waajib



@BaroEnglish1


๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ
Forwarded from Gaza News s.m.25
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Hoolgalkii mucjisada

Waa holgal caalamka kayaabiyay

Mujahidiinta xamaas ayaa holgal gaar ah kafuliyay saldhig ay leeyihiin ciidamada yahuuda holgalkaan ayaa ka dhacaayo bartamaha xerada

Daawo ayaa yaabi doono



@Gazanewsm25
๐ŸŒนWaligaa haquusan

๐ŸŒนNiyadaada wanaaji

๐ŸŒนQalbigaaga hagaaji

๐ŸŒนQayaanadu ka dheerow

๐ŸŒนQoomamo ya ciil waligaa dib ha u noqon

๐ŸŒนRabigeen xuskiisiyo haka dheeran cibaadada

๐ŸŒนHanoqon uur xomo iyo midaan dadba saamixin cafin



๐ŸŒน Galab wanaagsan๐ŸŒน
Dagaalkii 3 Aad Ee aduunka Haduu bilaawda Kawarn Adigo wali Single ah๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ



@Jaceylkiilumay
๐ŸŒนJaceylku tijaabi ma aha ๐ŸŒน

๐Ÿ˜ญJidkaa kaa helayna maha ๐Ÿ˜ญ

๐Ÿ˜œJallaato isiina maa aha ๐Ÿ˜‹

๐Ÿ˜ŠJag baa kugu ahay maha ๐Ÿ˜Š

๐Ÿฅ€I jiid aan ku jiida ma aha ๐Ÿฅ€

๐Ÿ™ˆJajuub bal guurso maha ๐Ÿ™ˆ

๐Ÿ˜‚Jiq bay igu tahayna maha ! ๐Ÿ˜‚

๐ŸŒนโค๏ธJaceylku muxuu yahay ?๐ŸŒนโค๏ธ


@Jaceylkiilumay
Maanta waxa ku barayaa

Dumarka qaabka loosojiito



1 Mar walbo dhaqso ha ujawabin.

2  Marka ay kusoo wacdo qadka xiro.

3  Labo bilood telephone haka qaban.

4  Mar walbo ka maseer sii

5  Mar walbo ha noqon qof la heli karo.

6  Hadii ay ku balamiso horay haka aadin dhoor mar u gambi.

7  Haku dhihin wan ku jeclahay xitaa hadii ad si dhab ah u jeceshahay.

Waxaa hubaal ah gabadha markas iney si dhah ah kuu sii jeclaan donto.

"

Hadaad saan sameyso waligaa ma guursan doontid gabadh kkkk ๐Ÿ˜‚

@Jaceylkiilumay
Forwarded from English
Some animals

Xoolaha qaar



Subax wanagsan arday waa qaybtii 3&9 galaad ee ereyada






1 Rhinoceros = {wiyisha} dhawaaqa ereyga [raynaswas]




2 Ocelot = {mukulaal-duur joog ah} dhawaaqa ereyga [osolot]



3 Hippopotamus = {jeer} dhawaaqa ereyga [hipa-potamas]



4 Antelope = {deero} dhawaaqa ereyga [antalop]



5 Pig/swine = {doofaarka} dhawaaqa ereyga [iswaayn-piik]




6 Rat = {Jiir} dhawaaqa ereyga [rat]




7 Here = {Halkan} dhawaaqa ereyga [hiya]




8 Caterpillar = {Diirka} dhawaaqa ereyga [kati palaa]





9 Porcupine = {boorash} dhawaaqa ereyga [puuki payn]



10 Bitch = {qaniinyo} dhawaaqa ereyga [piij]



11 Spider = {Caaro} dhawaaqa ereyga [ispaydha]




12 Cheetah = {haramcad} dhawaaqa ereyga [jiita]



13 Leopard = {shabeel} dhawaaqa ereyga [lapad]




14 Racccoon = {dabacaddeeye} dawaaqa ereyga [rakuun]




15Crocodile = {Yaxaaska} dhawaaqa ereyga [korokidhayl]




@BaroEnglish1



๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ
๐ŸŒนRuux daacadoo
Naftu waheshata
Tahee. ๐ŸŒนโค๏ธ


๐ŸŒนโค๏ธDheeman
Iyo luul baad iitahee.๐Ÿ˜๐Ÿ˜˜


๐ŸŒน๐Ÿ€Baaridii haweenkey
Ubax baan kuu sidaa.๐Ÿ’๐ŸŒท



๐ŸŒนQuruxey iga gudoon.๐Ÿ’๐ŸŒน


@Jaceylkiilumay



๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
Gabadha uusan waligiis hilmaameynin ninka raga ahi๐Ÿ’

1: mida inta uu iyada lajoogo dareensiisa farxad๐Ÿฅฐ๐Ÿ’—

2: mida dareensiisa jaceylka ey uqabto๐Ÿ˜˜โค๏ธ

3: mida uu ka arko Rabitan badan๐Ÿ˜˜โ˜บ๏ธ

4: mida difaacda Marka uu maqan yahay๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜๐Ÿ’

5: mida sharaftiisa ilaalisa๐Ÿ’ž

6: mida ka ilaalisa waxyaabaha dhiba/uu naceb yahayโค๏ธ


@Jaceylkiilumay
- If you don't see my pain, it does not mean that it doesn't exist.


- ุฅุฐุง ูƒู†ุชูŽ ู„ุง ุชุฑู‰ ุฃู„ู…ูŠุŒ ูู€ ู‡ุฐุง ู„ุง ูŠุนู†ูŠ ุฃู†ู‡ู ุบูŠุฑู ู…ูˆุฌูˆุฏ ๐Ÿ–ค.

Hadii aadan arag xanuunkeyga.
Taas macnaheedu maaha in aanu
Jirin.๐Ÿ–ค๐Ÿฅฒ


@Jaceylkiilumay
understand.


๐ŸคAamusnaanta had iyo jeer macnaheedu maaha in la aqbalayo,๐Ÿค


๐Ÿ‘ mararka qaarkood waxay la macno tahay inaan ka daalay inaan u sharaxno dadka aan fahmin.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข


@Jaceylkiilumay
๐ŸŒน๐Ÿ’ฏJacaylka Adaa ibadayโค๏ธadaa Beerkayga Dagay๐Ÿ˜๐Ÿ’ฏ๐ŸŒน

๐ŸŒนAdaa Yiri Baariyowww Nolosha boqor Iiga Noqoโค๏ธ

๐Ÿ˜Markaan ku Bartaan walal Dadkiiba ka Bayrayoo๐Ÿ˜

โค๏ธadaa Igu Maaxdayoo Sidii Mayal Iigu Da,ayโค๏ธ


๐Ÿ˜˜Musbaax Iyo Nuur Ifoww๐Ÿซถโค๏ธ Waxaa Tahay Mowjaduu Jacaylku Meersanaaโค๏ธ


๐ŸฅฐMisaankiyo Hadalka wacanโค๏ธAdaa Muran li.i u Helayy ๐Ÿซ€๐Ÿซ‚๐Ÿค



@Jaceylkiilumay


๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒนโค๏ธโค๏ธโค๏ธ๐ŸŒน๐ŸŒนโค๏ธโค๏ธโค๏ธ๐ŸŒน๐ŸŒนโค๏ธ
More