πŸ’= (Jaceykii )_lumayπŸ’

Channel
Logo of the Telegram channel πŸ’= (Jaceykii )_lumayπŸ’
@JaceylkiilumayPromote
4.06K
subscribers
202
photos
30
videos
37
links
Ku soo dhawaaw erayo jacel qisoyin sheeko jacel iyo dhiiri galin ku soo dhawaaw join dheh ka mid naqo asxaabta nagu xeranπŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”
To first message
πŸ‘€Waxaan dareemayaa inaa nolashaada
Ku ahay culeys😒

πŸ₯²πŸ₯²sidaas darteed waan
Kaa fogaanayaa si aadan mar danbe ii arkin.πŸ˜’πŸ’”πŸ˜₯


βœ‹Misana adan i xasusan πŸ₯ΉπŸ’”




@Jaceylkiilumay



πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”
Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga kle ayad uga  sheeken dontaa balse waa ay dhacdeyy πŸ’”πŸ˜­πŸ˜Œ

Marnaba ha u ogalan in uu qof noloshada buugi uu  qoraa ka noqdo πŸ“β˜οΈ

Runtii adiga dartaa ayan dadkoo dhan  is kaga indha tiraa balse adiga jaceylka aan ku qabo maxad isaga indha tirtaa Mar weliba πŸ«΅πŸ’”πŸ₯Ή

kuma faraxsani inan ka sheekeyo xanunka qalbigeyga inan ka shekeyo nafis ayan ka raadiya 😭πŸ˜ͺ

Waxa jira kuwa malinba malinta ku xikta xirir cusub sameysta   halka anigana malin kasta aan adigo keliya kugu hamiyo  blse waxey u muuqata Mar markiisa kle in aad ka sii durkeyso qalbigeyga πŸ˜”πŸ˜­πŸ‘₯

ma.adaa awood badan oo ma.anaa nafteyda qiima beesheyy
mise adaa nasiib badano qalbigeyga sbb la.aan adiga kuu jecladeyy 😰🫡🫢

Weligey farxadada ima dhibin balse nafteyda maxaad farxad ugu quuri la.adahay 😭πŸ₯ΉπŸ˜’


@Jaceylkiilumay

🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
πΉπ‘Žπ‘‘π‘₯π‘Ž

🌹Farxadaadu waa tayda waxaan kanaxaa dhib kaaga iyo xumahaaga🌹 

πŸ₯°Ficiladaada haboon iyo waxaan kahelaa aktaada iyo hadba sheesha lagaa heloπŸ₯°


πŸŒ™Fajar kastoo lagaaro waxaan fadhiyaa aktaada siaan u dareemo raaxoπŸŒ™

πŸ§–β€β™‚Fikir kaaga wacan iyo hanaan socodka laafyaha quruxdaa u sidataa hablaha kalee asaagaaπŸ§–β€β™‚

πŸ˜‚Faraxsan baatahy qosul keedu wacan yahayπŸ˜‚


🌻Fiid kastoo lagaaraa adigaa ku haybshaa si ay nafta u xasisho🌻


🐎Fardo tiradoodu badantahy geel πŸͺboqol halaad iyo qoryaha daran dooriga u dhaca mid laga bixin karaa tahay 🏹



πŸ”₯ πΉπ‘Žπ‘‘π‘₯π‘Ž waxaa tahay gabar aan darajo siiyay ku xasil aktayda jaceelkane hadaayicinπŸ”₯


@Jaceylkiilumay

🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
🀐Ma ogtahay in badan baa kaa aamus naayoo  afka kaala baqaayee 🀐



πŸ‘Ma ogtahay indhaha & uurkuba daraadaa inay kuu ilmeeyaan
Kal gaceel la ooyaanπŸ«€



🌹Ma ogtahay naftaa  ku baahan adigee
Nafta raxadeeday kaalay aan kal gacal wadaagnee🌹πŸ₯°


❀️🌹Ma ogtahay jeceelka aan ku qabo in baaxadiisu wayn tahay🌱🌿πŸ”₯


πŸ’₯Ma ogtahay nafteedaay inaa adiga ku daawado dadka kaa ilaalsadoπŸ’«



πŸ™ŒMa ogtahy namiimkiyo dirdiraale warsiisu inaan aniga dhagaysanπŸ‘Š



πŸ₯°πŸ’‹Aad baan ku jeclahay
qumaney
🌹



@Jaceylkiilumay



🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
__>Yartiii aan baafinaayee🩷


__>Igu beertay caashaqaa.πŸ’


__>Maanta garabkeyga noqoteeπŸ’


__>Mawlaaw allahayaaaaawπŸ’˜



__>Isku keeen barakeeey.🀲
🌹Qurux weye qabkeeduπŸ‘ΈπŸ’—πŸ’


🌹Qurux weye muuqedu πŸŒΉπŸ’—πŸ’


🌹Qalbigedu qani weye πŸ«€πŸ’—πŸ’


🌹Qamar weye wajigedu πŸ™ˆπŸ’—πŸ’


🌹Qanso weye qosolkeedu😻 πŸ’—πŸ’


🌹Qunyar socod weyee inantuyeπŸ™ˆπŸ’—πŸ’


🌹Qima badan midan dortay  batahyπŸ’ πŸ’—πŸ’



🌹Quruxey waadba ishaafisayπŸ™ˆπŸ’—πŸ’
Ma isku dhawaaana.πŸ™ˆπŸ’—πŸ’πŸ«΅
🌹Saynab🌹


😘Suuradaada wacanaa qururdada badanaa dabeecadaada wacan baa daganey jecladay😘



πŸ˜‡Saxariir ku maad korin gabar la dhooray baahay tacliin & asluub gabar lasoo baroo lagu dadaalay baatahayπŸ˜‡



❀️Sagaal boqol oo halaad  dhayman iyo inta dahab dunida taal gabar laga bixin karaa tahay❀️



πŸ₯°Simaneey asluup badan axdi meel ma dhiganaa kadib mays aroosnaa dhahab iyo xariir dushaan adiga kusriπŸ₯°β€οΈ



🌹❀️Saynab markaan suuradada iyo Sawir kaaga aan helay jeceel baa ihelayoo sidaan ahayba mooyee
🌹❀️



@Jaceylkiilumay


β€οΈβ€οΈβ€οΈπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸ€πŸ€πŸ€πŸŒΌπŸŒΌπŸŒΉβ€οΈπŸŒΉβ€οΈ
Markaad dhineceyga joogto waxaadba moodaa in dunida waxaa uga baahanahay oo idil in akteeda lakeenay πŸ₯Ίβ€οΈdadka wexey rabaan hakuu arkaan lkn ani aniga waxaa iitahay sheyga ugu qaalisan nolosheyda waanku ilaashan doonaa ❀️πŸ₯ΊπŸ’πŸŒπŸ‘ΈπŸ»πŸ₯°
🌹Dumar taan ka doortay🌹🌹🌹🫢🫢🫢


🌷Danteydii ii horseedaayπŸ”₯🌹🌹❀️❀️❀️


🌺Dabiib taan ka helayeeyβ™₯️🌹🌹🌹❀️❀️


😍Daryeel wcn baa tahee😚❀️❀️❀️🌹🌹


πŸ₯°Dunida ii iftimisayπŸͺ»πŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈ



🌹Danteyduu waa
Doonistaada❀️‍πŸ”₯🩡🌹🌹❀️❀️❀️❀️



🌹Waan ku jeclahay❀️❀️❀️❀️❀️❀️

 

@Jaceylkiilumay ❀️❀️❀️❀️❀️



🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
πŸ’‹βš˜guurbaan kaa rabaa

πŸ’‹βš˜gacan aan wadaagnoo 

πŸ’‹βš˜guri Xalaal ah aan dagnooβš˜βš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜garab wacan isiiyoo βš˜πŸ™
                                                                
πŸ’‹βš˜gar waaqso hadalkeygahβš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜Mar hadΓ n is gacaloonay βš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜Is garab sano wacanaaβš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜Samir baan kugu wadaa βš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜Sacabo Xalaal ahoo wacan βš˜πŸ™

πŸ’‹βš˜Said iga gudoon β™₯️β™₯️β™₯️β™₯οΈπŸ™

πŸ’‹βš˜βš˜Suuradaada wacan β€πŸ’‹

πŸ’‹βš˜βš˜Suniyahaa ideqee β™₯οΈπŸ’‹

πŸ’‹βš˜βš˜Sababada io Caloshiyo β€πŸ’‹

πŸ’‹βš˜βš˜Seedahey igooyeen β™₯οΈπŸ’‹

πŸ’‹βš˜βš˜la,aantaada Samri wayoo πŸ’‹β™₯️

πŸ’‹β™₯️⚘ifka nolosha Waa adiga πŸŒ·πŸ’‹β™₯️

πŸ™Hadaan Hawada kaan arkay πŸ™

πŸ™Hun gurigii oo idil Hami waan u waayee πŸ™

πŸ™Hiloow caashaq baan hiig sadaaπŸ™

πŸ™βš˜βš˜ma hurdo Habeenkii πŸ™

πŸ™Hami jecel Adigaa  hore igu abuuroo πŸ™

πŸ™Halbolihii dhiiga wadiyoπŸ™

πŸ™Hagihii Nafteyda Adigaa kuu hibeeyay πŸ™.
🌹Wajigeeda markaan arkay
Baa wadnahu garaac bilabay😘


🌼Qaayo wacan waaye inantu
Waan caashaqay oo qalpiga boos ku yeelatay.πŸ€



😍Qalbigeedu saafi weeye inantu
Alla yaa usheegaa inan darteed
Dumaroo idil uga haajiray.β€οΈπŸ™ˆβ€οΈβ€πŸ©Ή



πŸ˜‹Adigaa suran sadriga & laapta simaney sareeday iga gudoon salaan sare 🫑🌹❀️




@Jaceylkiilumay




πŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ˜˜πŸ˜˜πŸ˜˜πŸ˜πŸ˜πŸ€πŸ€πŸ«ΆπŸ«Ά
Forwarded from English
Some verbs
Falalka qaar


Subax wanagsan arday waa qaybtii 26 naad ee ereyada



1 Plan = {qorshe} dhawaaqa ereyga [plan]




2 Plead = {qirasho} dhawaaqa ereyga [pled]




3 Bless = {duco} dhawaaqa ereyga [bles]





4 Blow = {afuufid} dhawaaqa ereyga [Blow]





5 Bread = {Rooti} dhawaaqa ereyga [bred]



6 Break = {Nasasho} dhawaaqa ereyga [Break]



7 Bring = {Keen} dhawaaqa ereyga [bring]




8 Bake = {dubid} dhawaaqa ereyga [bak]




9 Bag = {boorso} dhawaaqa ereyga [bag]




10 Begin = {bilow} dhawaaqa ereyga [ba gin]




11 Bite = {qaniinyo} dhawaaqa ereyga [bit]




12 Push = {Riix} dhawaaqa ereyga [poosh]




13 Brush = {caday} dhawaaqa ereyga [brush]




@BaroEnglish1




🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
Caasho

🌹Caalamka dhamaantiis inta xawalay toban adigaa u qurux badan caasho luul dheyman iyo waxaa tahay jowharad iftiinta 🌹

πŸ‘ŠCadow gaaga hu jabin. Iyo inta uurka kaa neceb


🐴Caasho gaari baatahay iyo habeen gob ah πŸ¦„

πŸ”₯Cawo dhalad asluub badan  lawadii ku dhashaa amaan mudanπŸ”₯


❣Calafkaa cajiib ah ninkii ku helaa nasiib badan❣


πŸ€Cawadaa isbaranaa naftu raali galisee kaama tago abidkayπŸ€



@Jaceylkiilumay



❣❣❣❣❣❣❣❣❣
More