๐Ÿ’= (Jaceykii )_lumay๐Ÿ’

ะšะฐะฝะฐะป
ะ›ะพะณะพั‚ะธะฟ ั‚ะตะปะตะณั€ะฐะผ ะบะฐะฝะฐะปะฐ ๐Ÿ’= (Jaceykii )_lumay๐Ÿ’
@JaceylkiilumayะŸั€ะพะดะฒะธะณะฐั‚ัŒ
4,06ย ั‚ั‹ั.
ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะพะฒ
202
ั„ะพั‚ะพ
30
ะฒะธะดะตะพ
37
ััั‹ะปะพะบ
Ku soo dhawaaw erayo jacel qisoyin sheeko jacel iyo dhiiri galin ku soo dhawaaw join dheh ka mid naqo asxaabta nagu xeran๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’”
ะš ะฟะตั€ะฒะพะผัƒ ัะพะพะฑั‰ะตะฝะธัŽ
Hamda

๐ŸŒนHanaan wacan hamda bilicsan taan  jecladaay suuradaada wacan baa  sadri gayga saaqdee simantaan jeclaadaay iga ga doon salaan sare๐ŸŒน

โค๏ธHeebad qurux sharaf badan amaan adigay kugu dhamaatee ma wax laguu dhigaa jara โค๏ธ

โฃHeegan baan ahaaa bilalo badan adigaa ku sugayee muuqaa wacan iyo codkaagan halaasiga
Ma wax loo dhigaa jiroโฃ

๐Ÿ˜˜Haween boqoradaydaay bilcaan adiga kaa shidan kaana bicil wacan
Wali dhaayo may qaban๐Ÿ˜˜

๐ŸฅฐHabeen kastoo lagaaraa adigaa sadrigayga iisuran qalbigaa ku wayn tahay indhahaa ku doogsada๐Ÿฅฐ

๐Ÿ”ฅHabaar isma aragtaan waxaa tahay sharaf badan
Gabar aan ladeyn karin๐Ÿ’ฅ

@Jaceylkiilumay

๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜
Forwarded from Gaza News s.m.25
Qalbigayga, damiirkayga, iyo dareenkaygiba , wuxu la jiraa qof kasta oo Muslim ah oo dulmi lagu hayo meel kasta oo uu adduunka ka joogo ayna ugu horeeyaan walaalahayga reer falastiin.
Ninka maanta qabyaalad iyo reer hebel ka hadlayaa waa nin aan iiimaankiisu buuxin oo nuqsaan weyni ku jirto.
Kaas iimaanka iyo islaamnimadu waxay tahay hala fahansiiyo. Inta aanu sidaas ku dhiman.


Waan idin jeclahay walalahayga muslimiinta ah meel walbo aad dunida ka joogtaan


@Gazanewsm25
๐ŸŒนQALBIGA ADIGA ILA YEESHAY๐Ÿฅฐโค


๐ŸŒนQUDHANA ADIGA DAWEEYA๐Ÿ˜˜โค


๐ŸŒนQALBIGA NUURKIISA BAA TAHAYโ™ฅ๏ธ



๐ŸŒนQALBIGANA FURIHIISA BA TAHAY๐Ÿฅฐโ™ฅ๏ธ



๐ŸŒนQEYB IGA MIDA BA TAHAYโ™ฅ๏ธ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜˜๐Ÿ‘Œ


๐ŸŒนQUManTii nafteedaay kuma waayo abidkaa๐Ÿ˜˜


๐ŸŒนQurux daada maan arag mid kugu cayn ah waligeey๐Ÿ˜‹๐Ÿ‘Œโค๏ธ


โค๏ธQaLpiGan kaa leeyahay waan ku jclhyโค๏ธ


@Jaceylkiilumay

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
Fadumo

๐ŸŒนFarxadaadu waa tayda waxaan kanaxaa dhib kaaga iyo xumahaaga๐ŸŒน 

๐ŸฅฐFiciladaada haboon iyo waxaan kahelaa aktaada iyo hadba sheesha lagaa helo๐Ÿฅฐ


๐ŸŒ™Fajar kastoo lagaaro waxaan fadhiyaa aktaada siaan u dareemo raaxo๐ŸŒ™

๐Ÿง–โ€โ™‚Fikir kaaga wacan iyo hanaan socodka laafyaha quruxdaa u sidataa hablaha kalee asaagaa๐Ÿง–โ€โ™‚

๐Ÿ˜‚Faraxsan baatahy qosul keedu wacan yahay๐Ÿ˜‚


๐ŸŒปFiid kastoo lagaaraa adigaa ku haybshaa si ay nafta u xasisho๐ŸŒป


๐ŸŽFardo tiradoodu badantahy geel ๐Ÿชboqol halaad iyo qoryaha daran dooriga u dhaca mid laga bixin karaa tahay ๐Ÿน



๐Ÿ”ฅFadumo waxaa tahay gabar aan darajo siiyay ku xasil aktayda jaceelkane hadaayicin๐Ÿ”ฅ


@Jaceylkiilumay

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒนIsku Naxriista, isku duceeya, isku damqada, is ixtiraama, iswanaajiya, isku dulqaata majiro xiriir aanan loo dhibtoonin, majiro jacayl aanan dad xanuunjinin, dhadhanka iyo Macaanida Nolosha wa inaad haysataa qof ku fahma kuna daryeesha.๐ŸŒน


โค๏ธ- Haduusan dhab kaa ahayn ha samaynin xiriirka.๐Ÿฅ€

๐Ÿฅฐ- Hadaadan dhab ujecleyn qofka u sheeg xaqiiqada intaad berito dhaawici lahayd.๐Ÿฅฐ

๐Ÿ˜ก- Hadii aad ku danayso iyo ku dan gaar isleedahay qalbi qof baad ku ciyaaraysaa ogaaw.๐Ÿ˜ก

๐ŸŒนInaad wada joogtaan waliba wada socotaan waxaa aas aas u ah inaad iska ilaalisaan wax waliba oo keeni kara kala tag sida beenta, khiyaanada, iyo isxiriirin la'aanta.๐ŸŒน

๐ŸŒบLamaanayaasha Nolosha ku guulaystay waa kuwa sabar iyo dulqaad weheshaday ugu dambayna gurtay Miraha xiriirkooda.๐ŸŒธ

๐ŸŒผQalbiyada isjeceloow wada jooga oo wada jira wax badan waliba Eebe idinkiiโค

๐ŸซตAdiga wali ma heshay qofkaagii dhabta ahaa....?


@Jaceylkiilumay


๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€๐Ÿ€
๐ŸŒนHadaan Labba Ruux Cishqiga,๐ŸŒน

                        โค๏ธ
๐ŸซถLuggooyo Ka ilaashan karin, ๐Ÿซถ

                         ๐Ÿ˜ญ
๐Ÿ˜Haddaan Laysu Laab-Furnayn,๐Ÿ˜


                         ๐Ÿซก
๐ŸŒผLillaahi Hadaan Lawada Noqon, ๐ŸŒผ


                        ๐Ÿ˜Š
๐Ÿ˜ณMiyaa loobagi karaa Jacaylka๐Ÿ˜ณ


                        ๐Ÿฅฐ     
๐Ÿฅ€Marnaba horay looma wadikaro๐Ÿฅ€



๐Ÿ˜‹Hadaan raali lawada aheeyn๐Ÿ˜‹



๐ŸŒนHadaan aniga ku dhahay xagayga๐ŸŒน



โค๏ธHamuun baan ku qabaayooโค๏ธ



๐ŸฅฐJaceelkuna waan wadaaye๐Ÿฅฐ



๐ŸซกAdiga ka adkay xagaaga๐Ÿซก


@Jaceylkiilumay


๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒนโค๏ธโค๏ธโค๏ธ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ
๐ŸŒนJaceylkeyga weligiis wuxuu ahaan doonaa mid laga ilaaliyey qiyaano iyo daneysi,๐ŸŒน



๐Ÿ’ฏโค๏ธ taasina waxaa sabab u ah, nafteyda ayaanba ii ogolaaneynin iney ilbiriqsiyo qof aan adiga aheyn isha ku xado๐Ÿ˜˜๐Ÿฅฐ


@Jaceylkiilumay



๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒนXaas aad ku qanacdiyo ๐ŸŒน


๐ŸŒนXilo doon hadaad tahay๐ŸŒน


๐ŸซถGabar aan xijaabnayn๐ŸŒน



๐ŸŒนXubnaheeda qarinayn โค๏ธ



๐Ÿฅ€Xaas kaaga yay noqon๐Ÿฅ€



๐Ÿ˜‹Barqo  wanaagsan culimo๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘Œ


@Jaceylkiilumay


๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ
Maxaan Kuugu Xiiqaa๐Ÿ˜ณ

Adba Ima Xurmayside๐Ÿ™


Maxaan Kuugu Xiisaa๐Ÿฅฐ
Waadigi I Xumeeyee๐Ÿ˜ 


Ma ogtahay anigoo ku dhowrtaa
Adba adiga I Xoortee๐Ÿ’”


Ma Xasuus La'aanbaa๐Ÿคฅ


Ma Go'aan Xumaanbaa๐Ÿ˜ซ


Ma Xiskaan Shaqayneen๐Ÿ˜


Ma Xadigi Jacaylkooโค๏ธ
Xadkiisii dhaafaa๐Ÿ™Œ


Mise Waaba Xaal Kale๐Ÿฅน๐Ÿ‘‹

@Jaceylkiilumay


๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€
๐ŸŒนIndhaheyga ruuxey arkaan wey ilaabi karaan balse qalbigeyga qofkuu jeclaado ma ilaabi karo..โค



๐ŸŒนAdna qalbigeyga ayaa ku doortay lagamana yaabo inaan si fudud kaaga tago ama aan kugu cidleeyo.....nolashayda ๐ŸŒบ


๐ŸŒนWaan ku jeclahay๐Ÿ’ฏโค๏ธ๐ŸŒน



@Jaceylkiilumay


๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒนโค๏ธ๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒนNafta babad baa u tahay raaxo iyo dalyeel baa u tahay ๐ŸŒน

๐ŸซถNiicow qaboob oo nafta raaligalisaa udug geeda leedahay๐Ÿซถ

๐Ÿ˜‹Niyadaa ku jamatoo qalpigaa ku tabo  ee ma anigaa kaa ahaan karo๐Ÿ˜‹


๐Ÿ’ฅNuur kaaga badanaa ma jowharad iftiintiyo Luul dhayman lagu daray ayaa tahay๐Ÿ’ฅ


โ˜˜Nafta waan uhurayaa  inaa adi ku hantiyo ku difaacayaa si aan cadowba kuu arag hanti dhamaanted adiga ka qaalisan๐Ÿ€


๐Ÿ’Niyad sami waxaan helaa markaa dhinacayga joogto๐Ÿ’

@Jaceylkiilumay

๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ
๐ŸŒนQALBIGA ADIGA ILA YEESHAY๐Ÿฅฐโค


๐ŸŒนQUDHANA ADIGA DAWEEYA๐Ÿ˜˜โค


๐ŸŒนQALBIGA NUURKIISA BAA TAHAYโ™ฅ๏ธ



๐ŸŒนQALBIGANA FURIHIISA BA TAHAY๐Ÿฅฐโ™ฅ๏ธ



๐ŸŒนQEYB IGA MIDA BA TAHAYโ™ฅ๏ธ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜˜๐Ÿ‘Œ


๐ŸŒนQUManTii nafteedaay kuma waayo abidkaa๐Ÿ˜˜


๐ŸŒนQurux daada maan arag mid kugu cayn ah waligeey๐Ÿ˜‹๐Ÿ‘Œโค๏ธ


โค๏ธQaLpiGan kaa leeyahay waan ku jclhyโค๏ธ


@Jaceylkiilumay

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
Goorme kugu danbaysay inlagu dhaho erayga waan ku jeclahay
Anonymous Poll
35%
Maanta
11%
Shalay
54%
Marhore
๐ŸŒนI dhiiriso ima dhibtaay๐ŸŒน



๐ŸซถDhakhtarada Nolashaydiyeey๐Ÿซถ



โค๏ธDhayaha Arageegiyeey๐Ÿฅฐ



๐Ÿ’ŽDhayman sidaa Tahay baan๐Ÿ’Ž


๐ŸซตKu dhowrtaa adigooo๐Ÿซต๐Ÿ”ฅ


๐ŸŒนDhab baan Adiga ku jeclahay
๐ŸŒน


@Jaceylkiilumay


๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒผ๐ŸŒป๐ŸŒป๐ŸŒป๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŒพ๐ŸŒพ๐ŸŒท๐ŸŒท
โค๏ธRajadii nafteeday ๐Ÿ˜˜


๐ŸŒนRaaxadii aduunkaay ๐ŸŒน


๐ŸฅฐRaaliyadan jecladaay ๐Ÿฅฐ


๐Ÿ˜˜Raas qaboob eh baa tahay๐Ÿ˜˜


๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จReer aan yagleelnee soo qaad talaabada๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ

๐Ÿ˜‡Riyada marbay rumowdaa ๐Ÿ˜‡


๐Ÿซ Rajadeenu waa gool iyo saxansaxo udgoon bdn๐Ÿซ 


๐ŸซกRerkaa ka dhalatay xuma lagu meegine gabar sharaf leh baatahay๐Ÿซก


๐Ÿ•‹Rabi hanaysku kayn qoro๐Ÿ•‹

@Jaceylkiilumay

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐Ÿ˜‡๐ŸŒน๐ŸŒน
NaxDin  kuma  Quudho Nacfi aan ku faaniYo noocayGi bad tahay โ™ฅ๏ธ ๐Ÿคด๐Ÿ’๐Ÿ–‡๐Ÿ’
Forwarded from English
Waa cashirkii 8 aad


๐ŸงขBald = bidaar๐Ÿงข



๐Ÿ‘ŠBold = geesinimo๐Ÿ‘Š



๐Ÿ“ธBarrel = footo๐Ÿ“ธ




๐Ÿ›ฅBoat = doonโ›ด



๐Ÿฆ‹Butterfly = balanbalis๐Ÿฆ‹



๐Ÿ’ธBuyer = iibsade๐Ÿ’ธ




๐ŸŒนBloom = ubax๐ŸŒน


๐Ÿ‘Balloon = buufin๐Ÿ‘


@BaroEnglish1


๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ
Si kastoo aad iiga dheeraatid
Marnaba qalbigayga kama baxeysid
Waayo waxaad kuleedahay boos weyn.๐Ÿ’–๐Ÿ’
Xulashada kolkey joogto guurka iyo xaragadiisa gabadh alle adeecdo xijaabkane ajiibtay  baa  leh.๐Ÿ’–๐Ÿ’
D

๐ŸŒนDayartaan dumar ka doortay ku so dhawaaw qasri adiga kuu gaara ku so dhawaaw jaceel iyo daryeel adiga kuu gaara ๐ŸŒน


๐ŸŒนDarajo midaan siiyay baa tahay iyo jaceel hirgalaye
Waad istaahishaa dahab waxa dunida yaal in kor kaaga lagu qobo ee ๐ŸŒน


๐Ÿ˜˜Dareen  jaceel baa igalay qumaneey mar hadaadan adiga ii muuqan oo garab kayga kaa waayo murugaan dareemaa io mashaqo ciilkeeda๐Ÿ˜˜

๐ŸซถDaganeey waxaa tahay qurux badantan dumar ka doortay kuma daayo wacanay ๐Ÿซถ


โฃDaal iyo dhib kuuma ogoli indhahaa kugu diirsada oo aad  tahay doog farxadaada waa tayda๐Ÿ”ฅ


@Jaceylkiilumay


๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ฅ
ะ•ั‰ั‘