View in Telegram
🌻
Furaha nolosha| مفتاح الحياة
🦋
Waa sidee xidhiidhka Adiga iyo Waalidkaa gaar ahaan Hooyadda? “Janada aad raadineeyso gurigaaga ayey taal. Waana hooyadaa. Kabcada ood aaadaa waxaa kaaga fadli badan raali galinta Hooyadaa” “Xaqa uu ilaaheey kugu leeyahay kadib Hooyadaa waa qofka labaad ee xaqa kugu leh. Salaad tuko, sadaqo bixi, dadaal Lakin Hadii Hooyadaa qalbigeeda uusan kuu fiicneen waxaad ogaataa wey adag tahay inaad Janno aragto” “Hadii aad todobo jeer aad kabcada aado adigoo dhabarka kusida hooyadaa xitaa waxyar abaalkeeda ma gudi kartid. Hooyadaa waa inaad ka hormarisaa bini’aadam kasto oo nool”. ~Sheekh Mustafe
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start