View in Telegram
SHEEKO GAABAN ... DABIN-DAABYO JACEYL♥️💍💔❤️‍🩹 ... ( Part4⃣ ) Dhanka kale hooyo waris walwal baa heysta oo waxa ay ka walaacsantahay arinta uu Wiilkeeda ka diiday ee ah guurka ina abtidii . Xasan qolka kama soo bixin saakay . Waxaa uu xaalkiisa marayaa . " Ma maqanahay, ma joogaa, ma miir jaceyl baa i qaaday " adduunyo waa iska sidaas e . Xasan walaashii baa u timid, si ay ugu sheegto in xiliga shaqada la joogo.  Marka ay xaal wareystay kadib buu inta uu uurka ku haayey u sheegay . Lama filaan se gabadh caqli badan bay aheyd e, waxay keentay su'aal caqli gal ah, oo yaa Maryama u sheegay xaalada gurigeenna ka jirta, adiga ka hor ? !!!!!!! Xasan seeri baa meel fog kaga dhawaaqay . Shaki iyo isla hadal buu bilaabay . Wuxuu gacanta dhafoorka ku haayaba, ugu dambeyn dhakadii way shaqeysay, waxaana ku soo dhacay, arkinkaan in qof aan mahad aheyn sheegin.  Mahad-na wa saaxiibka xasan . Dhalinyadu waqtigan waxay yiraahdaan " waa la kala shakiyey " Waxaa kaloo la yiri: "baadida nin baa kula daydaya daalna kaa badane, oo aan dooni heyn inaad heshaa, daa'in abidkaaye " waa tii oo dhab ah . Mahad oo ahaa saaxiibka xasan ugu dhaw ayaa Maryama wacay, xaalkana u daji waxa uuna u sheegay in uu diyaar u yahay wax walba oo uu saaxiibkii xasan dhagray in uu xal u keeno . Maryama oo aheyd gabadh daacad ah ayaana hadalkii ku qanacday . Waxayna tiri: Mahad hadiyad baad ii tahay ee soo dhawoow . Dhan kasta nolasha aniga oo cidla ku ah Baad garab I siisay.  Abaalkaaga ma gudi karo bay hadal ku dhameysay . Mahad oo xariif ku ahaa shukaansiga ( hasaawaha ) baa ku warceli . Adduunka waa yaab. aniga hada xiriirka an kula wadaagaa ma qiyaanaa mise waa mid aan qalbi jabay ku kabaayo ? Ma waxan ahay dhibane caawinaya dhibane kale ? Waxay ahaataba waan ku dhiman karaa bu hadal ku dhameeyey, isaga oo u sii daba dhigay. Quruxda, daganaanta, asluubta iyo kartidaada waan ka helay . Hadiiba Sidan adiga oo ah lagaa tagay dunida cadaalad ma aha ayuu ku yiri: Maryama oo hadalada macan qalbiga ay ka dagayaan . Markay dhankaa nolashu dhag tahay oo Maryama qalbigeeda doonaayo mahad  . Xasan dhankiisa fadhiga buu ka kacay si uu mahad arinka uu kaga shakiyey Dhab ahaantiisa u soo hubiyo . Markuu xasan yimi: halkii balanta ayaana waxaa dhacay arin lama filaan ah ! La soco qeybta xigta ana Part5⃣ gor dhow Fadlan love ta ❤️like ta👍haka ilawina postigan❤️👍💯
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily