Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى

Channel
Logo of the Telegram channel Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى
@DayaxiimaalmahaPromote
431
subscribers
37
photos
2
links
إن الله مع الصابرين🥰♥
To first message
Sufyaan Al Tawri uyaa u Sheegay Wiil Dhallinyaro ah oo agtiisa Fadhiyey, kuna yiri" Ma dooneysaa in aad si dhab ah oo xaq ah aad alle ugu cabsatid? "

wiilkii dhallinyada ahaa wxa uu yiri "Haa" Sufyaan Wxa uu Ku yiri "wxa aad tahay nacas hadii aad alle si dhab ah uga baqeyso Cadaabtiisa, Aadana si sax ah U fulineyn Wxii uu kugu amray ama kugu addonsaday!"

@Dayaxiimaalmaha
Ogow Noloshu ma ahan mid adag markaad ku xiran tahay Alle

Lakiin wey atkaanetsaa markaad ka tagto Daacadka
Alle Sida
Salaadaha, Soonka, Zakada Iwm

Waayo balan allah kaa qaaaday baa jira .


@dayaxiimaalmaha
Nolosha Aduun Waa Mid ku dhisan dhib iyo Cariiri, marna ma ahn mid ka xor ah wxyeelo iyo Murugo.

@Dayaxiimaalmaha
Tukashada labo Rakac oo uu qofka si habboon ugu qushuucay, wxa ay ka wngsanthy alle agtiisa in aad habeenkii dhan aad salaad utaaganthy adiga oo qalbigaagu wx kale ku haminaayo oo aad qaafil thy.

@Dayaxiimaalmaha
FADLIGA SALIGA NABIGA NNKH MAALINTA JIMCAHA.

{ Wuxuu Yiri Raasuulku ﷺ:{Qofkii igu Salliya Hal Mar, Ilaahay Ayaa Ku Saliyi Toban Jeer}.

قال رسول الله ﷺ:
"من صلى علي صلاة صلى الله عليه بها عشرا"

Waxaa loo qoraayaa qofkaas 10 ajir lagana tirayaa 10 dambi siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix noogu sheegay.

Wuxuu Kaloo Yiri Rasuulka ﷺ: Badiya Saligeyga Habeenka Jimcaha Iyo Maalinta Jimcaha maxaa yeelay wuu isoo gaarayaa waana la ii soo bandhigayaa .

Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) Alle ayaa hammigiisa kafaalo qaadayo."

Aan kuwada salino Xabiibkena Muxamed NNKH.
5 TALO

● Naftaada cidna habarbar dhigin

●Kunoolow maalinkaaga

● Naftaada kula hadal hadalo Wanaagsan

● Waqtigaaagu waa noloshaada

● Hadalka dadku yuusan saamayn kugu yeelan

@dayaxiimaalmaha
يارب لك عبادٌ ينتظرون فرجاً فبشرهم، و عبادٌ يسألون شفاءً فعافهم، وعبادٌ يرجون رحمتك فأرحمهم، وأمواتٌ ينتظرون دعاء لهم فأغفر لهم.

@Dayaxiimaalmaha
Nabi Muxamed Scw Ayaa Ku Yiri Abuu Darri: "Abuu Darriyow waxa aan kula jeclahy waxa aan nafteyda La jeclahy! Ha noqon mid Labo Ruux Hogaamiya, Mas'uulna Haka Noqon Maal Agoomeed.


@Dayaxiimaalmaha
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxyaalaha qaar waxay qaataan waqti, samirka iyo wanaaga Joogtey wax walbna way fiicnaan doonaan Insha Allah. 🥰

@Dayaxiimaalmaha
وقال عكرمة : دواب الأرض وهوامها حتى الخنافس والعقارب ، يقولون : منعنا القطر بذنوب بني آدم . فلا يكفيه عقاب ذنبه ، حتى يلعنه من لا ذنب له.

Wxuu dhhy Cikrimah: Dhulka Daaboyinkisa, xataa Xasharaadkisa, Doorshanka iyo Dabo qalocyadisa wxy leeyihiin: "Dhibicda roobka ayaa naloo diidi Dambiyada ibnu aadamka darteed".
Qofka dambiga galaayana Ciqaabta dambigiisa kuma filna Ilaa ay lacnadan Kuwo aan Dambiga laheen.
Tayada Noloshada wxy la'egthy hadba inta Dadaalkga le'egyhy.
Guushuna ma ahn mid ku Timaada Fudeyd.

@Dayaxiimaalmaha
wadada guusha loo maro Wxaa ka sokeeyo Guuldaroyin badan, wxaa Dhooban Dad soo Fashilmay, haka sugin wx kheyr leh inee kuu sheegan ee iska sii Dhaf.
Guushu waa Adiga iyo Naftada.

@Dayaxiimaalmaha
@AishaAhmed99
Nafteyda ayaan u Hogaamiyey Alle STW agtiisa ayda Oo Ooyeysa,  Balse markii aan geeyey meeshii aan u waday  wxa ay aheyd mid Dhoola Caddeyneysa. 🥰❤️

@Dayaxiimaalmaha
Ducoyinka Xabiibkena Scw Wxa kmid ahaa:

Ilaahayow Nafteyda alle ka cabsigeeda sii, ilaahow Nafteyda dahiri oo hagaaji, adigaa mid Hagaajiyo u Fiicane.

@Dayaxiimaalmaha
Geesinimadu waaa xoogo yaroo aad cagaha dhulka kusii heysid, U hamuun qab oo u haraad sanow Helida Himiloooyinkga.

@Dayaxiimaalmaha
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
شَكَوتُ إِلى وَكيعٍ سوءَ حِفظى
فَأَرشَدَني إِلى تَركِ المَعاصى
وقال: اعلم بِأَنَّ العِلمَ فَضل
وفَضْل الله لايُؤتاه عاصى

Xifdi Xumadeyda ayaa wakiic uga Ashtakoode, Wxuu Igu Hanuuniye Inaan ka Tago Macaasida.
Wxuu Igu Yiri: Ogaaw in cilmiga Fadli Yahay, Fadliga Allena Ma siiyo midka Caasiga ah.

@Dayaxiimaalmaha
قال الله غز وجل
"Adoonkeygii Cibaadadeyda iyo Diinteyda waqti usamee, aniguna qalbigaga ayaan kaaga buuxinaya qanaaco nafeed baahidadaadana aniga ayaa Daboolayo.
Hadadse Sidaas yeeli weydo wxn kaa Dhigayaa mid Mashquula, Albaabada Faqrigana Lagaa Dabooli maayo.

@Dayaxiimaalmaha
More