Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى

Channel
Logo of the Telegram channel Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى
@DayaxiimaalmahaPromote
431
subscribers
37
photos
2
links
إن الله مع الصابرين🥰♥
Haday Daacadnimadu Dambi ahaan laheed Wxn noqon lahaa ruuxa ugu dambiga badan aduunka.

@Dayaxiimaalmaha
Aqoonta Inta Lagu Dhibtoodo in ka badan ayaa la dheefsada.

@Dayaxiimaalmaha
Anigoo 16-jir ah ayaa guursaday. Dhoor xaasna waan guursaday. Xaaska koowaad muddo sannad ka yar ayay iga geeriyoday kadib markii ay dhashay cunugii koowaad, saddax maalin kadib cunugeedii ayaa ku garab aasay, Hooyada iyo cunugeeda isku meel ayaa ku aasay.

Muddo kadib xaas kale ayaa guursaday. Waxa ay ii dhashay gabar oo hadda 20-jir ah. Da'dii labaad iyadoo caloosha ku sida ayaa geedi nasoo galay, iyadoo safar ku jirta oo xaamilo ah ayaa iyadane geeriyooday, waxa ayna ku dhimatay shil gaar"i.

Sheekh Maxmuud oo kamid ah culimada soomaalia ayaa sidaas yiri

@dayaxiimaalmaha
Kuwaa Inaga horeyey Jidkay Ku Liibaaneen, Hadaynu Marno kuwa innaga dambeeya ayaa tusaale u noqon karnaa.

@Dayaxiimaalmaha
Waqtiga waa Hanti aan Laga ceydhoobin/laga faqiirobin Inta geerida Ka horeysa.

@Dayaxiimaalmaha
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

wll caafimaad qab kuu rajeynaa i.a ma aqrise suuratul kahf hadaadan aqrina hada aqri allaha kubarakeeyee dhamaanteenana ajarkeeda nasiiyo🥰🥰🤲🤲


صلُّوا علىٰ إمام المتقين، وخاتم المرسلين، وسيد الأولين والآخرين، المبعوث رحمةً للعالمين.. مُحَمَّد بن عبد الله ﷺ ♥️ .


‏اللَّهُمَّ،صَلِّ،وَسَـــلِّمْ،وَبَارِك،على،نَبِيِّنَـــا،مُحمَّد ❥.

الدال على الخير كفاعله .


﴿صَلُّوا عليهِ وسَلِّموا تسليمًا﴾ .. ♥️
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

💧 *mantay waa Jimcee aan badino Saliga Nabiga ﷺ Danbi dhaaf baa lagu helaa, murugtaa layskaga qaadaa, waxaad rabtana waa lagu helaa*.


📲 Haka daalin Faafintakhayrka . ♻️

اللهم اغفر ذنوبنا وتب علينا إنك أنت التواب الرحيم 🤲
*HAKA DAALIN AKHRINTA KHAYRKA.
HAKA DAفALIN KU CAMAL FALKA KHAYRKA.
HAKA DAALIN FAAFINTA KHAYRKA.*

صلُّوا علىٰ إمام المتقين، وخاتم المرسلين، وسيد الأولين والآخرين، المبعوث رحمةً للعالمين.. مُحَمَّد بن عبد الله ﷺ ♥️ .

‏اللَّهُمَّ،صَلِّ،وَسَـــلِّمْ،وَبَارِك،على،نَبِيِّنَـــا،مُحمَّد ❥.

الدال على الخير كفاعله

@Dayaxiimaalmaha
Hadii aad caafimaad rabto hospital tag hasu'aalin qofaan aqoon ulahayn,
Lknse ruuxdaada haday jirantahay ama macaasidaada badanyahay sheikh caalimah utag qof maanta Kuu faaidayn kara faaidadiisa wax ki dheefi kartid utag,

Ha utagin qofaan wax aqoon ama qof xafladiisa alle ogyahay utag qof maskax iyo miizaan ku filanaw leeyahay aad is leedahay utag hadii wax Kuu sheegana wuxuu sheegaa قال الله قال رسول الله صلى الله عليه وسلم dadkaas camal suaalaha waydii

@Dayaxiimaalmaha
“Ha iskudayin in wax kastaa kaamil kuu Noqdaan, iskuday oo kaliya inaad ka fiicnaato sidii aad shalay ahayd

@Dayaxiimaalmaha
Habeenka Iyo Maalinka Waa Mowjadaha Cimrigeena Qaada, Wxy ina sagootiyaan Marke Albaabka Geerida Ina horgeeyan.

@Dayaxiimaalmaha
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Saacad kasta oo kuso marta waxad u dhiibataa Wx Cidhibtaada Dambe Anfaca.

@Dayaxiimaalmaha
Nawiga scw wuxuu dhahay taxadarkaaga qadartaada kaama difaacaayo, ducada waxay wax kaaga tartaa waxii Soo dagay iyo waxaan Soo dagin, balaayada iyo imtixaanka wuusoo dagaa, ducadaa lakulantoo kahor timaada, way is dibriyaan ilaa maalinka qiyaamo way iska dagaalayaan.

Dulucda xadiithka waa inaan mar walpa ducaysanaa allow nawaafiji nagana aqbal ducooyinka🤲
Dhallinyarnimadu Waa Gaadiidka aad ku tagto Xiddigta meesha fog kaaga bidhaameysa, Xiddigtaas oo ah Himiladaada.

@Dayaxiimaalmaha
Aamusnaantu waa mid ka mid ah farshaxannada ugu wanaagsan ee wada-hadalka".

Wada-hadalka ama doodaha, way fududdahay in la ilaabo awoodda aamusnaanta - balse in la iska aamuso waa aaladda ugu saameynta badan.

Markaad yara hakato, waxaad awoodeysaa inaad si deggan oo macquul ah u hadasho.

Markaad aamusto, si dabiici ah ayaad wax u dhegeysaneysaa waxaadna dadka kale siineysaa fursad ay ku sheegaan waxa ay hayaan.

@Dayaxiimaalmaha
Kaa faaideyso ayaamaha Kooban ee aad adduunyada ku leedahay, si aad u liibanto ayaamaha aan dhamaaneyn ee Aakhiro kaga horeeya.

@Dayaxiimaalmaha
Mid kamid ah dadki wanagasana ayaa ka sheekeyey wxa uu yiri:

"wxan la kulmay qof Dumar oo dhallinyarnimadeeda icajibisay, wxa aan ku iri: 'shaki kuma jiro in uusan wajigani waligii la kulmin wx welwel iyo walbahaar ah.' wxa ay igu tiri sidaa ha oran!, waayo ma garanayo qof la kulmay werwerka iyo Walbahaarka aan la kulmay in uu dunida ku nool yahay.

Hadalkeda wli socdee wxy tiri Wxaa i qabay nin soo iibsaday xoolo uu donayey in uu alle ku baryo, waana uu gowracay, labo wiilna waa aannu heysnay, kii weynaa ayaa kii yaraa ku yiri' ma ku tusaa sida uu Aabbe Neefkii Xoolaha ahaa U Gowracay?'
Dabeedna Kii weynaa wxa uu gowracay Wallkiisii Yaraa.
markiii aan kuso cararnay Wiilkii yaraa ayaa kii weynaa cararay/Fakaday markii uu ninkeygii arkay wxa dhacayna halkii ayuu ku geeriyoday.

ninkii wanagsanaa wxa uu ku yiri gabadhii sidee ayaad uxalisay murugadaadii? Wxa ay igu tiri' Hadii aan Kaalmo ka heli lahaa Muragada waa aan ka shaqeyn lahaaa.'

@Dayaxiimaalmaha
Suureyso dadkaan oo dhan haday sugayaaa inay xasanaatkaaga wax ay kaqaataan maalinta qiyaamo ,
Waayo waxaa kujira qofaad af lagaadeysey , qof aad xamatay , iyo qofaad sharaftiisa iyo cirdigiisa meel aad ugu dhacday ,

ma udiyaar garawday
hadaba ??

@dayaxiimaalmaha
More