Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى

Channel
Logo of the Telegram channel Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى
@DayaxiimaalmahaPromote
431
subscribers
37
photos
2
links
إن الله مع الصابرين🥰♥
To first message
Nafteyda ayaan u Hogaamiyey Alle STW agtiisa ayda Oo Ooyeysa,  Balse markii aan geeyey meeshii aan u waday  wxa ay aheyd mid Dhoola Caddeyneysa. 🥰❤️

@Dayaxiimaalmaha
Inaad Ka cabsato Dabeysha dhaqaajinta ay dhaqaajisi drteed Albaabkaga asturkiisa adigo dambi ku jiro uusana gariirin Qalbigaga aragtida uu alle ku arkaayo drteed uula gariiri waayi ayaa ka weyn Dambiga aad sameneyso.

@Dayaxiimaalmaha
Ha Dayacin Edbinta iyo Abaabinta Caruurta/Dhalaanka xataa hdii uu ka cabanaayo Xanuunka Daalka.

@Dayaxiimaalmaha
Wiilkaagu waa Sida Ubaxa ookle Todobada Sano ee ugu horeysa, Todobada ku xigtana waa Shaqaalahaga mrka uu gaaro 14, hdii aad si wngsan ula dhaqantay Waa jaalkaa, balse hdii aad si xun ula soo dhaqantay wxa uu ahanaya Cadowgaga.

@Dayaxiimaalmaha
Ninka Howsha badani wxa uu dhintaa isaga oo wali la hadal haayo Warkiisa iyo dadaalkiisa, Dhimo manta Adiga si aad U noqoto Mid waligii Nool.

@Dayaxiimaalmaha
Ka dheeraw Camalka Xun ee aad Ka dareentay Qof kale In aad u dabo marto oo aad ku Dayato.

@Dayaxiimaalmaha
Edbinta Naftu waa mid ku xeran ka guuritanka Xaladii uu markii hore Qofku Ku sugnaa isaga oo u guurrayo Xaalad Cusub.

@Dayaxiimaalmaha
Isha Mar walba aragta Farxada iyo Barwaaqadu Ma aragto Cilladaha, Lakinse Isha Calool Xumadu Ka Buuxdo wxa ay aragtaa Cilladaha Oo dhan.

@Dayaxiimaalmaha
In kasta oo Aan wax kasta sheegno ama qorno, hdana waxaa jira waxyaabo qalbiga ku jira oo aad u weyn oo aan la sheegi karin.

– Maxamuud Darwiish.
Cumar ibnu khadaab wuxuu yidhi:

Dumarka waxa u xun mida aan raga ka xishoon.
Xitaa Tilaabada Ugu Yar ee aad Udhaqaqdo Guushada Horay ayey kuu wadeysaa kliya markasta Taagnaanta ayaa ah Mida Xun.

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
Adigu waad dileysaa haddii aad runta sheegto, Maxaa run ah! Sida toorey sumaysan, ayay quluubtooda jilicsan' Umudaysaaye.💔

- Naguib Mahfuz

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
Waxaan u maleynayaa in Dadka qaar ay u baahan yihiin in la iska indha tiro, si loo ogaado sida quruxda badan ee aan u daryeelnay iyaga.🖤

- William Shakespeare

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
Rabbiyow ii Fududey Oo Ii Sahal Wxyabaha Anan garaneyn Si aan ku Weydiisto.

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
Nolosha Malaha Dhibaato Ubaahan in La xaliyo lkn waa Xaqiiqo Ubaahan Waayo aragnimo in Laga Qaato

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
Markaad damacdo Inaad Sameyso macaasi, oo Rabbi SWT kuu fududayn waayo waddooyinkeeda, markaas ogow inaad tahay mid Rabbi Aktiisa Qaali Ku ah. ❤️

@Dayaxiimaalmaha
#Adoontiirabbi
https://t.center/AlfurqaanIstimac

Wey Bilaabte Ka faaideysta
Si kasta oo ay u ballaadhan tahay wareegga dhibatooyinka hortaada ku jira, xusuusnow in awoodda Eebbe ay ka adkaato wax kasta


مهما اتّسعت دائرة الصعاب أمامك، تذكّر أن قوة الله تغلب كل شيء.💚
More