Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى

Channel
Logo of the Telegram channel Dayaxii Maalmaha= قــمـــر الأيـــامَــى
@DayaxiimaalmahaPromote
431
subscribers
37
photos
2
links
إن الله مع الصابرين🥰♥
To first message
إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت
اللهم اغفرله وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس🤲🤲😭😭😭
قيل لسلطان الزاهدين إبراهيم بن أدهم { أوصنا بما ينفعنا فقال :}
Waxay waydiyen suldaankii Zaahidiinta ee Ibraahim adham Inoo dar daaran wax na anfacaaya Wuxuu  yiri:}

ـ إذا رأيتم الناس مشغولين بامر الدنيا فاشتغلوا بأمر الآخرة .
Hadii ad aragto dadka oo ku mashquulsan aduunka aakhiro ku mashquul.

ــ وإذا اشتغلوا بتزيين ظواهرهم فاشتغلوا بتزيين بواطنكم .
Hadi ku mashqulaan is qurxintooda  ku mashquulay qurxinta calooshiina

ــ وإذا اشتغلوا بعمارة البساتين والقصور فاشتغلوا بعمارة القبور .
Hadi ay isku mashquuliyaan Daara dhisid iskuashquuliya Dhisida qubuurtiina.

ــ وإذا اشتغلوا بخدمة المخلوقين فاشتغلوا بخدمة رب العالمين .
Hadii ay ku mashquulaan  in dadka ay wax weydiistaan adiga ku mashquul Alle in aad wax weydiisato.

ــ و إذا اشتغلوا بعيوب الناس فاشتغلوا بعيوب أنفسكم .
Hadii ay ku mashquulaan ceebaha dadka Ku mashquul ceebahaaga.

ــ واتخذوا من الدنيا زادا يوصلكم الى الآخرة فإنما الدنيا مزرعة الآخرة .
Aduunyadana ka qaado sahay kuu horseedaya aakhiro, aduunyadu waa beertii aakhiro.
_FAAIDO_BADAN

ﻻﺗـﻘـﺼــﺪ ﺍﻟـﻤـﺨـﻠﻮﻕ ﺭﺑﻚ ﺃﻗــﺮب

Ha u Qasdin [Tuugsiga] Makhluuqa Rabigaaga kaaga dhawee

ﻭﻣـﻦ ﻗـﺼــﺪ ﺍﻟـﻤـﺨـﻠﻮﻕ ﻻﺷﻚ ﻳـﺘـﻌـﺐ

Ruuxii u Qasda [Tuugsiga] Makhluuqa Shaki la'aan wuu daalayaa

ﻻﺗﺴــﺄﻟــﻦ ﺑـﻨـﻲ ﺀﺍﺩﻡ ﺣــﺎﺟـﺔ

Ha weeydiisanin bani'aadamka Xaajo (danaha)

ﻭﺍﺳــﻞ ﺍﻟﺬﻱ ﺃﺑــﻮﺍﺑــﻪ ﻻﺗـﺤـﺠــﺐ

Ee weydiiso Midka Aan Albaabadiisa la xijaabin [yacni laxerin]

ﺍﻟﻠﻪ ﻳـﻐـﻀــﺐ ﺇﻥ ﺗــﺮﻛــﺖ ﺳــﺆﺍﻟــﻪ

Allaah wuu kuu Caroonaya hadaad ka tagtid wax warsashadiisa
ﻭﺇﺑــﻦ ﺀﺍﺩﻡ ﺣــﻴﻦ ﻳﺴــﺄﻝ ﻳـﻐـﻀــﺐ

Bini'aadamkana goortaad wax weydiisaneysid Wuu carooodaa

ﺗــﻮﻗــﻊ ﺻـﻨــﻊ ﺭﺑــﻚ ﺳــﻮﻑ ﻳــﺄتي

Yaqiinso Inay dhaceyso Saneecada Rabigaaga ayna imaan doonto

ﺑــﻤـﺎﺗــﻬــﻮﺍﻩ ﻣـﻦ ﻓــﺮﺝ ﻗــﺮﻳــﺐ

Waxaad ku Hawooneysid oo Kamid ah Faraj Dhow

ﻭﻻﺗــﻴــﺄﺱ ﺇﺫﺍﻣـﺎ ﻧـﺎﺏ ﺧـﻄـﺐ

Ha Quusanin haduu kuugu dhaco Amar Adag

ﻓــﻜﻢ ﻓﻲ ﺍﻟـﻐـﻴﺐ ﻣـﻦ ﻋـﺠﺐ ﻋـﺠﻴﺐ

Imisaa dhex Ahaaday Waxa Maqan oo kamid ah Layaabyo cajiib ah

ﺳــﻴـﻜـﻮﻥ ﺍﻟــﺬﻱ ﻗــﻀﻲ

Waxaa Ahaanayo Wuxu [Alle] Xukmiyo

ﺳـﺨــﻂ ﺍﻟـﻌـﺒﺪ ﺃﻭﺭﺿــﻲ

Haba ka Caroodee Adoonka Ama ku Raali Noqdee
ﻓــﺪﻉ ﺍﻟــﻬـﻢ ﻳــﺎﻓــﺘﻲ

Isaga Tag hamiga [badan] Inan yahoow

ﻛــﻞ ﻫــﻢ ﺳــﻴـﻨـﻘﻀﻲ

Hami Walba Waa La xukmin doonaayee

ﺃﻓــﻮﺽ ﺃﻣــﺮﻱ ﺇﻟﻲ ﺧــﺎﻟــﻘﻲ

Waxaan Amarkeyga u ban dhiganayaa Midka i Abuuray

ﻓــﺤﺴــﺒﻲ ﺇﻟــﻬﻲ ﻭﻧــﻌـﻢ ﺍﻟــﻮﻛــﻴــﻞ

Waxaa I kaafiya Ilaaheyga Asigaana ah Wakiil Nimco leh

ﻭﻻﺃﺭﺟــﻌـﻦ ﺇﻟﻰ ﻏـﻴــﺮﻩ

Umana Laaban dooni Qofaan Asiga Ahayn

ﻓــﺈﻥ ﺍﻹﻟـﻪ ﻟــﻜــﻞ ﻛــﻔـﻴــﻞ

Ilaahey Ayaana Wax Walbo Ku filan

ﻋـﻠﻰ ﺍﻟـﻤـﺮﺀ ﺃﻥ ﻳـﺴــﻌﻰ ﻟـﻤـﺎ ﻓــﻴﻪ ﻧـﻔـﻌـﻪ

Qofka waxaa dushiisa Ahaatay inuu u Cararo Waxa anfacaya

ﻭﻟـﻴﺲ ﻋـﻠــﻴـﻪ ﺃﻥ ﻳــﺴﺎﻋـﺪﻩ ﺍﻟـﺪﻫـﺮ

Ma ahaanin dushiisa inuu Caawiyo Zamanka,

ﺧــﺬﺍﻟـﻌـﻔــﻮ ﻋـﻦ ﺟــﺎﻫــﻞ ﻗــﺪ ﺑـﻐﻲ

Ka Qaado Cafis Jaahil ku gardareystay

ﻋــﻠﻴﻚ ﺗــﻔـﺰ ﺑـﺎﻟــﻤـﻘـﺎﻡ ﺍﻷﻣــﻴﻦ

Dushaada Aad ku Liibaantidee Maqaamka Amiinka ah
ﻭﺑﺎﻟـﻌـﺮﻑ ﻓـﺄﻣــﺮ ﻭﻛــﻦ ﻣــﺤــﺴﻨﺎ

Wanaagana far Eena Ahaaw Mid ixsaan fala

ﻭﻭﺍﺻﻞ ﻭﺃﻋـﺮﺽ ﻋــﻦ ﺍﻟـﺠﺎﻫــﻠــﻴﻦ

Eena xariiri [Qaraabada] Kana jeedso jaahiliinta xagooda.
_قال رسول اللہ صلی اللہ علیہ وسلم ولا تنس نسیبک من الدنیا
وقال اللہ تعالی ایضا من المؤمنین رجال صدقو ما عاھدو اللہ الیہ الی ۔۔۔۔۔۔اخیر الأیہ



Qodobka caawa  qof karti leh  side kunoqoneysaa

1  Adoon inaa thy

2  naftada inaa ka adkaan karto

Inaa qeyrka ku tarbiyeyso

3   awood inaaa leedahy👌

قال رسول اللہ صلی اللہ علیہ وسلم احرص علی ما ینفعک وستعن باللہ ولا تعجز

4:: in aaad ku dadaasho waxa ku anfacaayo

In aadan ka caajisin  cibaadada

2  in aad Alle talo saarato

3    in adan caajisin
To be continue........

Qodopka lale  daryeeeel (( ilaaalin))
((Dhowrid)) ((la taxadarid))
••
‏يقول الشنقيطي -رحمه الله:

‏ "لا يُثبِّتُ القرآنَ في الصّدْرِ، ولا يُسَهِّلُ حِفظَه ويُيَسِّرُ فَهمَه، إلا القيامُ به في جوفِ الليل" 🥺🌸🌙

‏[أضواء البيان ١ /٤]

Imaamkii mufasirka ahaa ee usuuliga faqiiga ahaa ee shanqiidi wuxuu yiri:-

“Qur’aanku kuma sugmo laabaha, mana fududaado xifdigiisa iyo fahamkiisa illaa salaatu laylka lagu tukado mahe”


[tafsiirka al-adwaa albayaan 4/1]
Cuntadooda waa geed qaraar misana qodoxyo leh

ليس لهم طعام إلا من ضريع
Dhariic waa geedkaa dhibka mooyee dheefta aan lahayn .

إن شجرة الزقوم * طعام الاثيم *

Geedkaa zaquumka ah waa geed dhibc kamid ah haday soodhacdo ay urayaan cunadeena iyo biyaheenaba dadka dhulka joogo ay ladhimanayaa  gaajo

Rabi ayaan naga ilaalinayo

Alxamdulilaah


Marwalba yaysan kusirin midani liidata
“Xiisadaha jaamacadaha waxaa lagu galaa wakhtigooda, shaqada waxaa la galaa wakhtigeeda, gegida dayuuradaha xilliga dayuuradda waa laga hor maraa, sidoo kale ballanta isbitaallada waa loo hor maraa, laakiin xilliga salaadda inta la seexdo ayaa la yiraahdaa hurdadii ayaa i cusleysey. Bal xaqiiqadu waxay tahay ooraahdii quraanka ahayd:
بَلْ تُؤْثِرُونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا“

—Dr. Saadaq Eenow
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Maalinta Jimce waa labo iyo toban saacadood, lagama helo dhexdeeda addoon Muslim ah oo ilaahay wax waydiisanaya illaayo ilaahay waa siinayaa ee ku dhega saacadda ugu dambaysa casar dabadii."
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Haddii aad gaftaan ilaa uu gaadho gafafkiinu samada, kaddibna aad towbad keentaan, waa la idinka tawbad aqbalayaa."
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" subax ma jirto ilaa Ilaahay 100 jeer ayaan dembi-dhaaf waydiistaa"

@xadiiska
Inta qiyaamaha aan la gaarin wax aad dulmisay hadday jiraan iska celi:

Rasuulka Alle ﷺ waxuu yiri: Qofkii ay u sugnaatay madlama (yacni wax dulmi ah uu ku sameeyay) Walaalkiisa Oo sharafkiisa ama shey kale maanta haka xalaalsado (oo yacni maanta inta uu noolyahay Cafis ha weydiisado ) inta ayna noqon diinaar iyo dirham(Yacni maalinka Qiyaamaha) Haddii uu camal wanaagsan leeyahay waa laga qaadayaa in la'eg inta uu u dulmiyay,haddiise xasanaat uu lahayn waxaa lasoo qaadayaa Xumaanta Saaxiibkiisa
(yacni qofka uu dulmiyey dambigiisa lasoo qaadayaa) waana loo xambaarinayaa .

FG: Aflagaado,ceebeyn,xan iwm Haddii aad dadka u geysato ogaw qiyaamaha salaaddaada, soonkaaga iyo cibadadaada in la qeybsanayo.

@xadiiska
Eebe Weyne❤️🥺   


Waa tiirka Rasmiga Ah ee Aan u Orodno Markii dhibaato la kullano Waana midka Aan megan galno , Waana Rabbigeena Noo Naxariista Xilliyada Aan dhibaatada kujirno  Eebow Maalinta Qiyaame Noo naxariiso Oo Na cafi Adigaa adoomadaada nahe🥺🥰🤲
Qur'aanka markii tusaale ahaan loogu soo qaatay 🦟Kaneecadda, gaaladu aad ayey ula yaabeen🤔 iyagoo leh muxuu Alle tusaale ugu soo qaatay Kaneeco ma wax kale ayuu waayey!😲

1400 oo sano kadib ayaa waxaa la ogaaday cilmi 🔍badan oo aan hore looga ogeyn kaneecada, Waxaa la ogaaday inaysan kaneecadu aheyn cayayaan yar oo keliya ee ay tahay mucjiso u baahan in lagu waano qaato😯.

🦟Kaneecadda dheddiga ah
waxay leedahay 100 indhood👀...
Waxay leedahay 48 ilig🦷...
Waxay leedahay saddex wadne...
Dhinac walba waxay ku leedahay saddex garab...
Waxay awood u leedahay inay aragto jirka bani'aadamka si walboo mugdi u jiro....🕶
Waxay leedahay qalab dhiigga baara🔬...sababtoo ah waxaa jira noocyo dhiigag🩸 ah oo aysan kaneecadu ka helin...
Waxay awood u leedahay inay dhididka bani'aadamka ka soo uriso masaafo dhan 60 mitir...🏃‍♂️
Waxay awood u leedahay inay suuxiso jirka💉meesha ay rabto inay qaniinto waa sababta uusan qofku u dareemin ilaa ay howsheeda dhammeysato..

Arinta ugu layaabka badan ayaa ah in la ogaaday inuu jiro noole🦠 aad u yar oo ku nool dhabarka kaneecada.. oo aan la arki karin in qalab lagu fiiriyo mooyaane🔬...

سبحان الذي خلقها وأبدعها..

W/Q: Ustaad Mustaf Awil Hassan
*إنْ كانَ قَلبُكَ مُتعبًا مِن غَمِّهِ*
‏*فافتَح كِتاب اللهِ واقرَأ بَعضَهُ*

*‏تجِدْ الفُؤادَ وقدْ خَلا مِنْ هَمِّهِ*
‏*وسَمـا وطَهَّرَ بالسَّكِينَـةِ نَبضَه*
❤️|...

-Sida dhibcaha roobka ahi ay dhulka abaarta ah usoo nooleeyaan, ayaa uu Qur'aankuna qalbiyadeena u yahay. 🌱
Sida darteed samayso akhris maalinle ah oo aad Kitaabka Ilaahay swt ku akhriyeysid  adigoo waliba tafsiirkiisa raacinayna , waayo marka aynu Qur'aanka macnihiisa u barano oo keliya ayaa aynu dareemi karnaa qiimaha kitaabkani leeyahay iyo quruxda ku duugan.
🌹3 ku dadaal waxad noqoneysa qof sfcn qur aanka u aqrin kara insha Allah 🌹

1. Codkaga kor uqaad si loo ogaado qaladadkaga lagana saxo
2. Qur aanka tartiib u aqri ooha boobsiin
ورتلل قرءان ترتيلا
3. Inaad subaca Laazimto iyo aqrinta Qur aanka

بارك الله فيكم جميعا🤲

Ustd abuu cubeyda
Alhayow no dambi dhaaf 🤲
Walidinteena udambi dhaaf 🤲
Dadka dhinte unaxariiso 🤲
Qofka xanunsan cafimad sii 🤲
Inta murugeysan murugada ka qaad
Qofki exam Gali rabo ufududeey🤲
Allow malinta aqiro no gargar 🤲
Sualaha qabriga no fududeey🤲
Salada kuwa jeclaada naga yeel 🤲
Allow inta owl aad heysanin sii 🤲❤️
Allow sakaradka no fududeey
Allow xumanta naga madoowey
Allow ahlu jano naga yeel 🤲
Allow sharta naga qabo 🤲
Allow ahlu quran naga yeel 🤲
Allow naga yeel kuwa quranka iyo micnahisa fahma 🤲🥹
Allow diintena na faahmsi 🤲🥹
Allow inta lunsan so hanuuni 🤲🥹

اللهم امين يارب العالمين 🤲❤️
قولو امين 🤲😭
يَوْمَ نَدْعُو كُلَّ أُنَاسٍ بِإِمَامِهِمْ ۖ فَمَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ فَأُولَـٰئِكَ يَقْرَءُونَ كِتَابَهُمْ وَلَا يُظْلَمُونَ فَتِيلًا
(xusuuso) Maalintaan cid walba ugu yeedhayno Imaamkeeda «Quraanka ama Nabiga» ciddiise laga siiyo Kitaabkiisa Midigta kuwaasi way akhrin Kitaabkooda lagamana dulmiyo xuub laf timireed.
Nabiga scw wuxuu yidhi

Shan kafaaideyso :

1. Dhalinyaranimadaada kafaaideyso inta adan duqowbin. 2. Caafimaadka kafaaideyso inta aadan jiranin.
3. Taajirnimadaada kafaaideyso inta aadan faqiir noqonin. 4.fursadaada kafaaideyso inta aadan mashquulin.
5.dhalashaada kafaaideyso inta aadan dhimanin.💯

Subax wangsan oo qurux badan ❤️
More