Dhigaal

Channel
Logo of the Telegram channel Dhigaal
@Aqoonyahan1Promote
4.39K
subscribers
432
photos
10
videos
46
links
Yoolka adduunka.
https://t.me/addlist/T_3qkvSUIO00YzZk



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waxaad aragtaa waxyaalo dhacay, markaasad tidhaahdaa waayo maxay u dhaceen. Anna waxaan arkaa waxyaalo aan dhicin, markaasaan is waydiiyaa maxay u dhiciwaayeen.

-G. Bernard Shaw
Guurdoon
__

Waaligii Tigreet u qaabilsanaa Cabbasiyiinta ayuu ahaa Yuusuf Binu Ayuub. Alaabana waxa uu ku hawraari jiray, waan jeclaan lahaa inaan guursado gabadh Ilaahay ka dhawrsata oo wiil ii dhasha, kaasoo xoreeya Qudus. Maalin isaga oo kobtiisii kambadhuudha, waxa ay dhegihiisu dhugteen, nin maamusleh oo gabadh ka codsanaya guur.

Balse ay ugu warcelisnayso, waxaan sugayaa nin Alle ka cabsi leh, Ilaahayna nakala siiyo wiil xeeladaha dagaalka yaqaana, oo farda fuul sooma jeesta ah. Magaalada Qudusna xoreeya. Kanshadaa kama uusan daahin ee, inta uu doontay ayuu guursaday. Waxayna dhaleen Salaaxu Diin Al-Ayuubi. Sidii ay filayeenna waxa uu furtay Qudus. Kaliya may ahayn inuu iska furtay ee, waa lagu soo barbaariyay. Waxaanuu aamminsanaa inuu furanayo.

Doorta qofka aad ogtihiin in uu idinku habboon yahay, oo aad isku wadiiqo jaanta u wada rogaysaan. Waxay u badantahay, inaad wada gaadhaan ee. Oo qofna maal iyo mood midna haku xulanina. Kuna xusha han iyo hannaan qofnimo. Sideedabana in ubad adduunka wax kabadala aad dhashaayi ma fududa. Se waa haddii aabaha iyo hooyaduba isku jabadyihiin.

Soomaalidii horena waxay halhays ka tagtay, "Wiilkaagu wuxuu hiil kaaga baahanyahay, maalinta aad hooyadii raadinayso." Maadama oo dadkeennii hore ay ku yarayd caaddifadu, waxay ahaayeen kuwo wax walba sal uga dhiga garaadka. Jacaylkuna ceeb ayuuba la'aahaaba. Kuwa maanta joogaana, jacayl iyo calaacal ayaa isu xiga. Qalbi jab iyo oohinbaa lala dadanyahay. Waa duul aan aqoon sababaha jacaykoodu ku dhidbanyahay iyo udub dhexaadkiisa. Waar u jeedku waa caqligaa horeeya, dareenka jacayl ee ay caaddifadu hor booddaana waa ka danbe.
Waxaan xasuustaa markii ay Aayda tidhi: " Ragga oo dhami waa bahallo!" Joosefiinna ugu dartay: "Rashiid mooyi'e." 

[Waxaa halkaa ka cad, kala duwanaanshaha garaadka labada gabdhood ee walaalaha ah. Mid ayaa la soo dhaqantay rag aad u xun, oo aan habeenna ka dayn falalka foosha xun, ee ar xandarrada ah. Iyaga oo u arkayay, walax loogu talo galay in la isticmaalo.

Halka midda kale ay si sharafle ula qaataday wakhtigeedda; qof qiimigeeda, sharfteeda iyo gabadhnimadeeda yaqaan. Una soo dhicayay, waxyaalo badan oo ay xaq u lahayd. Ugu danabaynna u guursaday, si xalaala oo qumman. Kana warhayn jiray, xaalad kasta.

Waataa sababta kala duday labada walaala ah, ee hadana sida is dhaafka ah wax u cabiraya. Qof kastaaba garaadkiisuu hadlaaye, dumarku waxay wax ku cabbiraan, hadba waayaha ay soo joogeen iyo dhacdooyinkii la soo darsay. Waar dumarka masuuliyad ayaa inaga saaran, ee aynu ilaalinno.]

Buugga:
Jirridda baambu
Haddii aad soo qaaddo 100 qudhaanjo oo madaw ah iyo 100 kale oo casaan/guduud ah, kadibna aad isugu keento weel quraarad ah, wax dhibaato ahi ma dhacayaan. Balse haddii aad ruxdo weelka ay kuwada jiraan waxooga ah, kadibna aad miis ku dul yaaciso, dagaal ayaa ka dhex qarxaya.

Madawgu waxay u malaynayaan in casaanku/guduudku yahay cadawgooda. Guduudkuna/casaankuna waxay u qaadanayaan, in madawgu yihiin cadawgooda. Balse cadawga saxda ahi waaka weelka isu galiyay, ee isku ruxay/diray.

Isla tabtan oo kale ayaa bulshadeenna mar walba ka dhex dhacda. Ragga iyo dumarka ayaa is haysta. Laandheere iyo laan gaab ayaa la isu eryanayaa. Hantiile iyo faqiir ayaa is dullaynaya. Wad uun oo la dhacan ilaa fayta. Ka hor inta aynnaan dagaalamin, waxaa mudan inaynu is warsanno, waar yaa isku keen diray? Wa'ayo cidda ruxday weelka aynnu kuwada jirno?
Qoraalladeena halkan ayaynu soo dhigi doonnaa ee soo booqda insha Allah.



https://dhigaall.blogspot.com/2024/01/dhiikarka-miyaad-leedahay.html
Cornea/xuubka/il-xaydha isha waa qaybta uu dhex maro araga ishu ama iftiinku. Mana laha wax xidid ah oo dhiigga keena. Maadama dhiiggu waxa ugu badan ee uu jidhkeena uu ka qabtaayi tahay inuu Oksajiinta jidhka gaadhsiiyo iyo nafaqada, kana saaro wixii qashin ah. Cornea waa qaybta kaliya ee isha ku taal, ee aan lahayd xididdo dhiigga usoo waarida.

Saasoo ay tahay waxay ka heshaa Oksajiinta hawada caadiga, marka isheennu furantahay maalintii. Habaynkiina qaybta loo yaqaan 'Palpebral conjunctiva' oo iyadu ah waxa loo yaqaan Vascularized- ama qayb xididdo badan, kuna taala baalka isha gudihiisa ayaa habaynkii Oksajiinta iyo nafaqada ku siisa habkii la odhan jiray (Diffuses) ama baahitaanka.

Iyaga oo ka imanaya 'Palpebral conjunctiva capillaries' siina dhex maraya tear film-ka, kadibna gaadhaya Cornea ama il-xaydha isha. Taasina waa sababta Ilaahay inoo leeyahay:
".ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ุงู„ู„ู‘ูŽูŠู’ู„ูŽ ู„ุจูŽุงุณู‹ุง * ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽู‡ูŽุงุฑูŽ ู…ูŽุนูŽุงุดู‹ุง."

Waxaana isu dheelli tirmaya labada Oksajiin. Laakin kawaran haddii habeen oo dhanna aynu moobal kusoo jeedno, subaxii oo dhanna hurudno? Meesha miyaanay macaashkii maalintu iyo xasilkii caafimadkuba ka baxayn?
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Birifisoor ku takhasusay cilmu-nafsiga, ayaa daabuurka usoo fuulay mawduuc uu arday u soo jeedinayay. Waxaanuu u sharaxayay xeerarka isku-buuqa loo maareeyo. Waxa uu kor u baaciyay koob biyo ah. Qof walbana waxa uu ka fakarayay in uu waydiin doono, qaybtee madhan ama qaybteese buuxda. Wuxuuse waydiiyay, "Culays intee le'eg ayuu leeyahay koobkaasi?"

Ardaydu waxay ku jawaabeen waa 28.35 gram iyo wax ka ag dhow.

Waxaana uu yidhi, " Aragtidayda markaan ku halbeego, koobkan galaaska ahi wax culaysa ma leh. Waxayse ku xidhantahay inta aad haynkarayso. Haddii aan hal ilaa laba il-bidhiqsi hayo, wax saa u wayni isma badalayaan. Balse haddii aan saacad si qummaatiya koobkaa biyaha ah u hayo, waxay gacantayda ku sababaysaa xanuun aan dareemi karo.

Haddiise ay maalmo fidsanaato gacantaydu iyada oo dhiibsan, koobkii biyahana haysa, waxay noqonaysa inaan dareemo xanuun waalliya. Ilaa heer aan gaadho inaan sii hayn kari waayo koobkaas, dhulkana kusii daayo. Waxaana uu markaa noqonayaa, culaska koonku sida dhagax wayn oo hay la i yidhi."

Ardaydiina waxay madaxa ruxeen iyaga oo aragtidaa ku raacsan. Wuuna sii watay oo waxa uu yidhi, "Warwarkaaga iyo walbahaar kaaguba, waxay shabahaan koobkaa biyaha ah. Waaba adigiiyoo iyaga ka fakaray in muddo ah, oo wax ficil ahna aan samayn. Waxooga ah haddaad ka fakarto, waxaa lagayaaba in ay ku damaqdo murugadaasi. Inaad maalmo badan ka fakartana, waaba adigoo xaasidnimo, cuqdad, nacayn iyo karah aan la aqooni kugu beermeen."

[Dulucdaa waxay tahay, waar waxa aynu la yurursannaa iyagaa inala yurursada hubaashii. Ka fakarka dhibaabuhu waxay wadiiqada u xaadhaan, marin qoomamo oo aan dhammaad lahayn.]
More