Shacabka dalka Peru oo ah dal ku yaalla Laatiin Ameerika ayaa waxay sanadkii 1990 kii madaxweyne u doorteen Alberto Fujimori oo dalka Japan ka soo jeeda!!!.
Waxay rabeen in madaxweynahan jappanese-ka ah uu dalkooda ka dhigo dal horumar iyo dhaqaale leh sida dalka Japan.
Balse Alberto Fujimori wuxuu bilaabay inuu hantidii dalka musuqmaasuqo, wuxuuna burburiyey dhaqaalihii dalka sidoo kale wuxuu dalka Peru ka abuuray dagaalo sokeeye.
Ugu dambeyn sanadkii 2000 ayey xilka ka qaadeen waxaana lagu maxkamadeeyey kiisas musuqmaasuq iyo dambiyo dagaal ah!!!.
Duhur wanaagsan
@Albaanichannel252