View in Telegram
٧٣.مَثَلُ الذى يذكر ربه والذى لا يدكرربه مَثَلُ الحى والميت 73 (Tuusalaha qofkii Xusaya rabigiisa io Miidka ana Xusenin rabigiisa Waxay kala yihiin tusalaha Ruuxa nool io ruuxa dhiintay qofkana Allah xusenin sidii rux dhinty oo kale wa) . ٧٤.من صلى الصبح فى جماعة فكأنما قام الليل كله .( Ruuxi salada subax ku dukada jamacada Waxa oo la mid yahy ruux U taagna qiiyamu layl habeenki oo dhan ) ٧٥. إن الملائكة لا تدخل بيتاً فيه كلبٌ أو صورة. 75 ( Mala'ikto ma gasho Guri oo jogo Ey ama  sawiro yaalan ) ٧٦. الحربَ خُدعة 76 ( dagaalko waa khiyaano ) ٧٧. بلّغوا عنى ولو آيه 77 ( Iga gaarsiya Ayaadba ha ahaate Umadeyda) ‎. ٧٨. إياكم والجلوس على الطرقات 78 ( iska Jira oo hafadhiisanina wadooyinka) ‎. ٧٩.خير الصدقة ما كان عن ظهر غنى. وابدأ بمن تعول. 79( sadaqada waxa U kheyr badan Wax aad ka maranto Kabilow qofka aad taagerto ) قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ٨٠: خيرن الناس قرني ثم الدين يلونهم ،ثم الدين يلونهم   80: dadka waxaa ogu kheyr badan kuwa qarnigeyga joogay kadibna kuwa ku xigay kadibna kuwa kusii xigo. ٨١: رحم الله رجلا سمحا إذا باع وإذا  اشترى ،وإذا اقتضى 81: alle ha u naxariisto nin cafis badan marku wax iibinayo ,marku wax iibsanayo iyo markuu dantisa raadsanayo . ٨٢: اطعموا الجائع،  وعودوا المريض 82: quudiya midka baahan booqda midka xanuunsan ٨٣: كل معروف صدق 83: wanaag walbo waa sadaqo . ٨٤: افضل الجهاد حج مبرور 84: jihaadka ogu wanagsan waa xaj lagu barinimo falay. ٨٥: الصلاة الخمس والجمعة إلى الجمعه كفارة لما بينهن ما لم تغش الكبائر. 85: shanta saladod, jimco ılaa jimcihisa kale waxey danbi dhaaf u tahay qofka hadusan la imaan dunuubta waa weyn. ٨٦: رأس الأمر الإسلام،  وعموده الصلاة، وذروة سنامه الجهاد 86:amarka madaxiisa waa islaamka ,tiirarkisana waa salaada, kuriskisa mesha ogu saresana  waa jihaadka . ٨٧:خير د الخطائين التوابون 87:  dadka waxaa ogu kheyr badan kuwa towbad keenka badan . ٨٨: اتقوا النار ولو بشق تمره 88: naarta ka dhowrsada timir jexeda oo sadaqaba ha ahaate. ٨٩: من كان  يؤمن بالله واليوم الآخر  فليكرم ضيفه 89: qofkii rumeyay alle iyo maalinta qiyaamo martidisa ha karaameyo. ٩٠:من كان يؤمن بالله واليوم الآخر  فليحسن جاره 90: qofkii  rumeyay  alle iyo maalinta qiyaamo dariskisa ha wanajiyo. ٩١: من كان يؤمن بالله واليوم الآخر  فليقل خيرا  او ليصمت 91: qofkii rumeyay alle iyo maalinta qiyaamo  hadal kheyr leh haku hadlo ama ha iska aamuso ٩٢: الصلاة وما ملكت أيمانكم 92: salada dhowra iyo wixii gacmihina hanteen ٩٣: ان الله تسعا وتسعين أسما، من احصاها دخل الجنة 93: alle 99 magac ayuu leyahay qofkii kooba xifdiya janada ayuu galaya. ٩٤: الوالد اوسط أبواب الجنة 94: waalidka waa   albabada janada ka galeysan ٩٥: خالة بمنزلة الأم 95: Habaryarta waxey joogta booski hooyada . ٩٦:  من حلف بالأمانة فليس منا 96: qofkii ku dhaarto amaano nagama mid aha anaga. ٩٧: لا يحلفوا بآبا ئكم ولا بأمهاتكم 97:haku dhaaranina abayaalkina iyo hoyoyinkina ٩٨: من حسن إسلام المرء تركه مالا يعنيه 98: islamka waxaa u wanagsan qofka kataga malayacniga . ٩٩: كثرة الضحك تميت قلب 99: qosolka badan qalbiga ayuu dilaaa ١٠٠: من قال هلك الناس فهو اهلكم 100: qofkii dhahaa dadka wey halaagsameen asaga ayaa halajiyay. وبالله التوفيق  . *Waxan Saxnay nah Allah Aa nawafajiye Waxa qaladnay nah Naf io shaydaan ee ka ahaaden Allah Na sugo*🤗♥️
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily