View in Telegram
Talo Kusocoto Gabar kasta oo Qangarah: Marka aad qaan gaartahay, waa muhiim inaad taxaddar badan muujiso gaar ahaan marka aad rag la sheekeysaneyso. Rag badan waxa kaliya ee ay u jeedaan waa inay danahooda gaarka ah ka fushadaan, mana ahan kuwo ku jecel si dhab ah. Waxaa muhiim ah inaad: 1. Naftaada ilaaliso: Ha ogolaan in rabitaankaaga uu kugu kallifo inaad qof ku aaminto si fudud. 2. Ka taxadar: Ragga qaar waxay ku muujinayaan jacayl iyo dulqaad, laakiin ujeedkooda rasmiga ah waa damac iyo dana gaar ah eey kaleyihin. 3. Maskaxdaada isticmaal: Ha u ogolaan qof inuu ka faa’iidaysto kalsoonidaada, waayo mar haddii ujeedkooda ay gaaraan, naxariis kama sugi kartid waxey kula dhaqmayan bila naxariis. 4. Xasuusnow: Waxaa jiraan rag wanaagsan, laakiin way yaryihiin. Ha ogolaan inaad ku dhacdo dabinnada rag xun, iyo inaad qof ka noqoto mid aan qiimo lahayn. Alle talo saar, naftaada dhowr, waana inaad mar kasta xusuusnaataa inaad mudan tahay in lagu ixtiraamo.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily