View in Telegram
HOYGA XIGMAD
[Kalthuum bintu Abii Bakar waxay odhan jirtay: “Waxaan Ilaahay ka baryay inuu igu arzaaqo nin igu shuba jacaylka shubitaan ilaahay na caabuda ”. Markaasuu Ilaahay ku arzaaqay "dhalxa bin Cubeydillaah " oo ka mid ah tobankii Jannada loogu bishaareeyay.
💗
Dadkii Salafka waxay ka soo guuriyeen inay dhahday kalthuum : markuu i arko dhalxa wuu farxi jiray, markuu codkayga maqlana wuu dhoola cadeyn jiray, markaan ooyana wuu ooyi jiray.. . Markaan xanuunsadana wuu ii raaci jiray xanuunka...sida isagoo jirradu jirkiisa ku jirto... Nafis ma uu dareemin ilaa uu i ag fadhiisto, wuxuu ahaa markaan wax cunayo mid iigala hormara cuntada afkayga , gacantiisa ayuu igu quudin jiray,
❤️
🫶
aniguna waxaan ahaa mid ku faanta oo qadarisa si qarsoon iyo si muuqataba . .” *Illahay ha inagu arzaaqo dhamaan teenba qof wanaagsan oo nigu shuba jaceylka oo caabid ah taqi ah*
😍
❤
Share
Telegram Center
Channel
Join