View in Telegram
HOYGA XIKMADAHA
"Nuuca Kastoo Cunto ah oo aad u baahan Tahayna Waad Heshaa! Waad Dharagtahay Waadna Dibirsan Tahay, Soodho Iyo Xanjo Ayaad Raadineeysaa Si Cuntada Kaaga Tagdo Markuu Cayilkii Kaa Badanya Jiim ayaad Aaday!! Sanad Kadibna Waa Kuwaan Xannuuno Isdaboyaalo Cuntadii Qeyb ka Mid ah Wasaqda ayaad Ku Shubtay Meel Dheerba Haka Raadin Dad Baahane Dariskaaga Xaqa Darsinimo kugu leh Hadii La Tirsho Waxaa Ku Jira Dad Xalay Gaajo Ku Jiiftay saakana Wax ay Afka saaraan Waayeen Walaalka Ama Ehelkaaga Ama Dariskaaga oo Gaajo Ku Jiifa Adna Aad Dharag Darteed Intaas oo Marxalad Aad Mareeyso Waa Qeyb ka Mid ah Sababaha Waddankeenu U Dagi la’yahay Ama Meel Kastoon Joogno ugu Dhibanahay Si la mid ah waxaad Arkeysaa Qof Hanti Badan Heeysta Wixiiisana Aaysan U Muuqan Xannuuno Badana uu la Dhaqaaqi la yahay Intaaso Dhan Waa Su'aalo Culus oo na horyaala Adduun iyo Akhiraba. ...Allow Naga Dhig Kuwa Garta Xaqa Lagu Leeyahay Amin"
Share
Telegram Center
Channel
Join