View in Telegram
كتاب عمدة أحكام Arrimaha is-daahirnta. 1- عن أمير المؤمنين أبي حفص عمر بن الخطاب رضي الله تعالى عنه قال: سمعت رسول الله صلى الله تعالى عليه وعلى آله وسلم يقول: «إنما الأعمال بالنيات، وإنما لكل امرئ ما نوى، فمن كانت هجرته إلى الله ورسوله فهجرته إلى الله ورسوله، ومن كانت هجرته لدنيا يصيبها أو امرأة ينكحها فهجرته إلى ما هاجر إليه». رواه البخاري ومسلم. Nuxurka xadiiska waa: "Howlaha oo dhan waxa ay ku guntamaan niyada(rabitaan ka yimaado laabta) qof walbaa waxa uu leeyahay wixii uu niyaysto, qofkii u soo guuray Allaah iyo Rasuulkiisa dartood soo guuristiisa waa Allaah iyo Rasuulkiisa dartood balse qofkii u soo guuray adduunyo inuu helo ama haweeney uu guursada darteed soo guurtiisto waa midda uu u soo guuray".
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily