من قال ذلك كل يوم عند طلوع الشمس اربعين مرة؛ ياحي يا قيوم: ١- حيالله قلبه ٢- ونور فكره ٣-ويسر عسره ٤- وانطقه بالحكمة ه-وشرح بالمعرفة صدره
Qofkii Afartan jeer dhaho Xiliga ay Qoraxda soo baxayso "Yaa Xayu Yaa Qayuum" alle waxa uu siiyaa 5-taan faa'iido: 1. Alle Qalbigiisa ayuu nooleeyaa 2. Alle Fikirkiisa ayuu nuuriyaa 3. Alle Culeeska heesta ayuu ka fududeeyaa 4. Alle Xigmad ayuu ka soo saaraa 5. Alle Laabtiisa macrifo ayuu ku sharaxayaa
Sawirkan waxaa laga qaaday isbitaal gaar loo leeyahay .... Gabar kansarka qabta ayaa waxay horay uso qaadatay boorso lacag ka buuxdo.Waxay ka codsatay dhaqtarka inuu badbaadiyo nafteeda, waxwlba o ku baxana daawaynteeda ay diyaar latahay heysatana lacag aad u badan....
Laakiin dhakhtarka ayaa usheegay inuusan waxba qaban karin sababtoo ah kansarkeeda wuxuu sogaray marxaladii ugu dambeysay. Aad bay u xanaaqday lacagtiina waxay ku daadisay isbitaalka oo dhan. Way qaylinaysa iyado leh, "Maxay tahay faa'iidada lacag aan intaan so tabcaaya".
Lacagta waad ku iibsan kartaa sariir lkn kuma iibsan kartid hurdo, lacagta wad ku iibsan karta saacad lkn kuma iibsan kartid waqtiga, lacagta waad ku iibsan daawo lkn kuma iibsan kartid caafimaadka,
waxaad uun caabudaysaan alle ka sokow Sanamyo, waxaadna abuuraysaan been, kuwaad caabudaysaan alle ka sokow idiinma hantaan wax rizqi ah ee ka dalba alle rizqiga Cabudana kuna mahdiya xagiisaana laydin celine🌼🌸