View in Telegram
🌴
_TEaM
âž–
🅰
L Raxma
🌴
Forwarded from
Gaza News s.m.25
1/2/2024 118 maalmood oo dagaal xasuuq ah iyo gaajo baahsan oo Gaza ka socda indhaha caalamka uma arkaan sidii ay u arki jireen yugreen aaway cadaaladii beenta aheed ay sheegan jireen aaway xaquuqda bini aadamka ay sheegan jireen away xaquuqdii caruurta ay sheegan jireen awaay sharciyadii caalamiga ahaa iyo nabadii ay sheegan jireen waxaas oo dhan waa been aan waxba ka jirin wadamadii carabta hanjabaad ay u hanjabeen reer galbaad ayaa gacmahii galaabtay indhihiina ka xirtay halka dadka qaar ee muslimiinta ah ayba dhahayaan maxaa naga galay falastiin anaga ayee teena nahaysataa dadka sidaas dhahaayo su al ayaa waydiin lahaa oo ah wll mareekan iyo ingiriis, maxaa kagalay yahuud daris lama aha xaduudna lama laha maxey ugu dhimanayaan? Yaman ayaa ku dhawaaqday in ay difaaci doonto balse werar ayaa lagu soo qaaday , Ingiriis iyo makeran xuduud miyee laleeyihiin yaman ? Wll fahan dagaalka halka uu usocdo Maxey adiga kula tahay?
🇵🇸
Share
Telegram Center
Channel
Join