View in Telegram
100_حديث_للحفظ ۱۰۰ حديث للحفظ ۷۱- عَنِ ابْنِ عُمَرَ - رضي الله عنها - قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ : (( اِجْعَلُوا آخِرَ صَلَاتِكُم بِاللَّيْلِ وِتْرًا )). متفق عليه Xadiithka todobaatan iyo kowaaad 71 ۷۱- عَنِ ابْنِ عُمَرَ - رضي الله عنها - ibnu cumar rabi raali haka noqde Asi iyo Aabihiisa قَالَ :wuxuu  dhahay  ibnu cumar قَالَ wuxuu dhahay rasuulka رَسُولُ اللهِ ﷺ : (( اِجْعَلُواyeela آخِرَ صَلَاتِكُم salaadiina mida u danbeyso بِاللَّيْلِ habeenkii Ah waxaa ka dhigtan وِتْرًا tiro is dheer ka dhiga)) . متفق عليه.xadiithka waxaa isku raacen mukhaari iyo Muslim Xadiithka wuxuu inoo faaideynaya inaa salaadeyna cisho kadib Aan tukano sunooyinka tirada is dheer sida 3 5 hal xitaa salaada laylka haduu qofka tukanayo xitaa sii lamid tiro is dheer inaa ka dhigno rabi wuu jaceyl yahay witriga
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily