Смотреть в Telegram
Xikmaawi media
nolashu wa waregto ma ahan wado kuwada goglan ubaxyo, mana ahan wado ku wada goglan qodaxyo, marbey samatayo wacnataa, markaley adkaatayo xumataa, marbey ka qoslisa, marbeyse ka ohisaa, maahmahduna waa tii odhaneysay, Adunyo waa hadhka labadisa galin, malmuhuna waa saacado mid baa dhamato mid kalase ku xigsata, hase ahaate maalmaha madow, si kastoy u dheradan,rajada iftinka waa tii timaada
✅
✍️
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить