Смотреть в Telegram
"Nin Eeshiyaan Ah iyo Ciyaal Kiisa ayaa Tareen Soraacay. Ninkaan Eeshiyaanka Ah Ciyaal Ayuu watay Ciyalkisa Waxaa ay Ku Dhex Ciyarayaan Tareenka Wey Qeylinayaan Wey Bood Boodayaan wax bey tur.turayaan.. "Ugu Damben Nin Tareenka Sarnaa Ayaa Dhibsaday oo Cod Kore Ku YidhiWar Ninkaagaan Eeshiyaanka ah. Maad Ilmahaaga Edbisid. "Ninkii eshiyaanka Ahaa Wuu Ilmeeyey. Markasu weydiiyay Maxaad U Ilmeeyneysaa. Wuxuu Ugu Jwby Ciyaalkaan Aad Arkaeysaan Hadda ayaan Hooyadood Soo Aasay Oo Waxey U Geeriyootay kansar. Sidaas Ayaan Ciyaalka Uga Aamusnaa Si Ay U ilawaan Geerida Hoyadood & Murugtaas. Ninki Kale Wuu Ilmeeyay Asna Waxaa Uuna ku yidhi Wallahi Hadaan Ogaan Lahaa Ma dhibsadeny. Hubsiimo La'an 😔
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств